Yearly Archives: 2022

Maxaa Ku Soo Kordhay Wada-hadallada Sacuudiga iyo Iran?

Dalalka sida weyn isku haya ee Iran iyo Saudi Arabia, ayaa magaalada Baghdad ee dalka Ciraaq dib uga bilaabay wadahadallo la hakiyay bishii March,...

Dowladda Ingiriiska oo Loogu Baaqay Aqoonsiga Madax-bannaanida Somaliland

  Dowladda Ingiiriiska, ayaa waxaa loogu baaqay inay aqoonsato madaxbanaanida Somaliland, islamarkaana taageero ka geysato dib u dhiska suuqa Waaheen. Fadhi baarlamaanka Ingiriisku shalay yeeshay, ayaa...

Wasiir Maxamed Kaahin oo Kulan La Yeeshay Xildhibaanada Golaha Deegaanka Hargeysa

Wasiirka Wasaaradda Arimaha Gudaha Somaliland Maxamed Kaahin Axmed, ayaa waxaa uu maanta kulan la yeeshay Xildhibaanada Golaha Deegaanka Caasimada Hargeysa. Kulankan oo ka qabsoomay Xarunta...

Kenya oo Safiir Cusub U Soo Magacowday Somaliland

– Madaxweynaha dalka Kenya Uhuru Kenyatta, ayaa waxaa uu Benson Mwaliko u magacaabay Safiirka cusub ee dowladda Kenya u joogi doona magaalada Hargeysa ee Somaliland. Wasaaradda...

Somaliland iyo DDS Ethiopia oo Heshiis Ka Gaadhay Sicir-bararka Wajaale

Somaliland iyo Dawlad Degaanka Soomaalida Ethiopia, ayaa heshiis ka gaadhay dhibaatooyinka sicir-bararka ee sarifka lacagaha ee magaaladda Tog-Wajaale. Heshiiskaasi ayaana la xidhiidha sidii wax looga...

Kenya oo Safiir Cusub U Soo Magacowday Somaliland

– Madaxweynaha dalka Kenya Uhuru Kenyatta, ayaa waxaa uu Benson Mwaliko u magacaabay Safiirka cusub ee dowladda Kenya u joogi doona magaalada Hargeysa ee Somaliland. Wasaaradda...

“Biyo deg deg ah ayay u baahan yihiin in loo soo daayo…”

):Xubno ka tirsan guddiga abaaraha ee gobolka Sool ayaa maanta gaadhay degmadda Xudun oo ka tirsan gobolka Sool. U jeedadda safarka ay xubnaha guddiga abaaraha...

𝙈𝙖𝙙𝙖𝙭𝙬𝙚𝙮𝙣𝙖𝙝𝙖 𝙎𝙤𝙢𝙖𝙡𝙞𝙡𝙖𝙣𝙙 𝙊𝙤 𝙌𝙖𝙖𝙗𝙞𝙡𝙖𝙮 𝙒𝙖𝙛𝙩𝙞 𝘼𝙮 𝙃𝙤𝙜𝙖𝙖𝙢𝙞𝙣𝙖𝙮𝙨𝙤 𝙎𝙖𝙛𝙞𝙞𝙧𝙠𝙖 𝙄𝙣𝙜𝙞𝙧𝙞𝙞𝙨𝙠𝙪

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi, ayaa qasriga Madaxtooyada ku qaabiley safiirka Dalka Ingiriiska Kate Foster oo safar shaqo ku timid Somaliland. Waxaana Kulankaa...

Muuse Biixi Talo iyo Wanaag midna ha ka sugina..,” Guddoomiye Faysal Cali Waraabe

“Muuse Biixi Talo iyo Wanaag midna ha ka sugina..,” Guddoomiye Faysal Cali Waraabe.

HOGAANKA SARE EE XISBIGA WADDANI AYAA XARUNTA CID-DA KU BOOQDAY 15 SUXUFI OO MAALINTII LIXAAD XIDHAN

HOGAANKA SARE EE XISBIGA WADDANI AYAA XARUNTA CID-DA KU BOOQDAY 15 SUXUFI OO MAALINTII LIXAAD XIDHAN
- Advertisment -
Google search engine

Most Read