Yearly Archives: 2022

Jaaliyadda Somaliland Ee Norway oo Lacag Ku Wareejiyay Guddida Suuqa Waaheen

Guddida taakulaynta Suuqa Waaheen ee Somaliland, ayaa maanta lacag kala wareegay qaar ka mid ah jaaliyadaha Somaliland u dhashay ee wadanka Norway degan. Iyadoona ay...

Madaxweynaha Somaliland oo Ka Hadlay Guusha Emmanuel Macron

 Madaxweynaha Somaliland Muuse Biixi Cabdi, ayaa waxaa uu ka hadlay guushii Madaxweynaha dalka Faransiiska Emmanuel Macron shalay uu ka gaadhay doorashadii ka qabsoontay dalkiisa...

Maxay Ka Wadahadleen Wasiir Kaahin iyo Safiirka Ingiriiska Ee Somaliland?

–Wasiirka Wasaaradda Arimaha Gudaha Somaliland Maxamed Kaahin Axmed, ayaa waxaa uu Xafiiska ku qaabilay Safiirka Dowlada Ingiriiska u qaabilsan Somaliland, Ambassador Lizzia Walker oo...

Guddoomiyaha KMG Ee Golaha Shacabka oo Ka Badbaaday Isku Day Dil

  Guddoomiyaha Kumeel-gaadhka ah ee golaha shacabka Soomaaliya Cabdisalaan Axmed Dhabancad, ayaa sheegay in lagu soo weeraray hotel lagu dhaarinayay xildhibaannada laga soo doortay magaalada...

Madaxweyne Biixi oo Shacabka Hargeysa Kala Qaybgalay Tukashada Salaad Roob-doon Ah

– Madaxweynaha Somaliland, Muuse Biixi Cabdi, ayaa maanta bulshada ku dhaqan caasimadda Hargeysa kala qaybgalay tukashada salaad roob-doon ah oo shalay dad oo dhan lagu...

Madaxweyne Biixi oo Dowladda Kenya Ka Tacsiyadeeyay Geerida Mwai Kibaki

     Madaxweynaha Somaliland Muuse Biixi Cabdi, ayaa tacsi u diray dowladda Kenya isaga oo ka tacsiyadeeyay geeridii ku timid Madaxweynihii hore ee dalka Kenya Mwai...

Xukuumadda Somaliland oo Ka Dayrisay Xaaladda Abaarta

Madaxweyne ku-xigeenka Somaliland, ahna guddoomiyaha guddida heer qaran ee gurmadka abaaraha, Cabdiraxmaan Cabdilaahi Ismaaciil (Saylici), ayaa maanta si qoto dheer uga xog-warramay xaaladda abaareed...

Wasaaradda Deegaanka oo Bilawday Wacyigelin Ku Saabsan Ilaalinta Deegaanka

)- Wasaaradda Deegaanka iyo Isbedelka Cimilada Somaliland ayaa maalmahan ba qaar ka mida gobolada dalka ka waday wacyi gelin ku saabsan ilaaliqnta degaanka. Wacyigelintaasi ayay...

Fannaanada Sahra Ilays oo Sheegtay In Loo Hanjabay

 Fannaanada caanka ah ee Sahra Axmed Cabdillaahi (Sahra Ilays), oo ka mida fannaaninta waa weyn ee Somaliland, ayaa waxaa ay sheegtay in waraysi ay...

Guddiga Qandaraasyadda Oo Kormeeray Mashaariic Ka Socda Gabiley

Guddoomiyaha guddiga qandaraaayadda qaranka Somaliland oo ay wehelinayeen masuuliyiin guddigaasi ka tirsan ayaa maanta kormeerro ku tegay gobolada Gabiley iyo Awdal. Waxaanay guddoomiyaha xubnaha la...
- Advertisment -
Google search engine

Most Read