Masuuliyiin katirsan Xisbiga Mucaaridka ah ee Wadani Ayaa hoyga ay ka degan yihiin ku booqday magaalada hargaysa Hoodo Garays Iyo Hooyadeed oo ciidamada booliska...
Guddoomiyaha Xafiiska Imtixaanaadka Qaranka Jamhuuriyadda Somaliland Daa’uud Axmed Faarax, ayaa shaaciyey in maalinta berri ee 23-ka bisha Febuary la bilaabayo qabashada shahaadooyinka iyo macluumadka...
   Â
Guddoomiyaha telefishanka Horyaal TV Maxamed Cismaan Mirre (Sayid), ayaa wax laga xumaado ka xumaaday jidh dil iyo dhaawacyo ay ciidamadda booliska Hargaysa u gaysteen...
   Â
Wasaaradda caafimaadka Somaliland ayaa shaacisay in ay maalmahan  aad u soo kordheen faafitaanka iyo kiisas aad u fara badan oo xanuunka Coronavirus ah.
Waxaanay wasaaradu...
   Â
Golaha Guurtida Somaliland ayaa maanta ansixiyay xeerka shaqaalaha Rayidka ah ee Xeer Lanbar 31/2020-ka.
Xeerkaasi  oo muddo hor yaallay golaha Guurtidda ayay goluhu ku soo...
    Wasaaradda deegaanka iyo horumarinta reer miyiga Somaliland ayaa deegaamo ka tirsan gobolka Sool ka fulisay hawl gallo ay ku bur-buriyeen dhir badan oo...
   Â
Madaxweynaha maamul goboleedka Puntland ayaa dhaliilo culus u jeediyay madaxweynaha dawladda federaalka Soomaaliya Maxamed C/laahi Farmaajo.
Eedahaasi oo la xidhiidhay muranka ka taagan doorashooyinka iyo...
   Â
Tartanka ciyaaraha Kubbadda cagta ee heerka koowaad iyo heerka labaad ee kooxaha caasimadda Hargaysa ayaa maanta ka furmay garoonka Hargeisa stadium.
Waxaana tartankaasi si rasmi...
Iyadoo Ay Muddo 100 maalmood ah, ka hadhsan Wakhtiga loo qorsheeyey in ay dalka ka qabsoonto Doorashooyinka gole-yaasha Wakiillada iyo deegaanka, Oo la filayo...
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi, ayaa maanta si rasmi ah xadhigga uga jaray dhisme laba dabaq ka kooban oo loo bineeyey wasaaradda...