Â
Maanta waxaa loo qori tuuray horyaalka kooxaha heerka 1aad Kubbadda cagta ee gobolka Saaxil oo dhan sideed kooxood.
Kuwaasoo bilaabmi doona shanta bishan aan ku...
   Â
Agaasimaha guud ee wasaaradda deegaanka Somaliland ayaa maanta kormeer ku soo maray deegaamo ka tirsan gobolka Saraar.
Kormeerkaasi ayay u jeedadiisu ahayd ukuur-galka xaalada uu...
   Â
Maxamuud Warsame Jaamac, Af-hayeenkii madaxtooyada Somaliland la hadlaayay warbaahin ayaa shaaciyay inuu baneeyay xilkii af-hayeenimo maadaama oo uu yahay murashax u taagan golaha wakiilad...
   Â
Ururka iskaashatadda Basleyaasha caasimadda Hargaysa ayaa cabasho xoogan ka muujiyay qiimaha Shiidaalka oo ay kordhiyeen shirkadaha soo dejiya shiidaalka ee dalka keenna.
Waxaanay ku eedeeyeen...
   Â
Wasaaradda horumarinta beeraha Somaliland ayaa maanta magaaladda Hargeysa ka daah-furtay barnaamij lagu taageerayo in ka badan 16-kun oo beeralay ah ka mida.
Munaasibad lagu qabtay...
   Â
Dadweynaha ku nool degmo ganacsiyeedka Tog-Wajaale ee xuduudka u dhexeeya Somaliland iyo Itoobiya ayaa dawladda hoose ee Gabiley uga mahad celiyay Waddo laga hirgelinayo...
   Â
Wasaaradda Isgaadhsiinta iyo Tiknoolajiyadda Somaliland iyo Sanduuqa Horumarinta iyo Iskaashiga Caalamiga ah ee Taiwan (Taiwan ICDF) ayaa saaka ku kala saxeexday magaalada Hargaysa heshiis...
   Â
Maayarka magaaladda Laascaanood ayaa dhagax dhigay jid isku xidhaya Qubuuraha Sayidka iyo magaaladaasi.
Kharashka dhismaha jidkaasi ayaa laga maalgelinayaa mashruuca JPLG ee dawladda hoose ee...
   Â
Musharixii Madaxweyne ku-xigeen ee Xisbiga Mucaaradka ee UCID, Prof Axmed Cabdi Muuse Abyan, ayaa sheegay inuu u sharaxan yahay Golaha Wakiilada, isla markaana uu...
   Â
Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ee Somaliland, Yaasin Xagi Maxamuud Xiir (Faratoon) ayaa si rasmi ah istiqaaladiisa ugu gudbiyay Madaxweyne Biixi si uu...