Madaxwaynaha dalka jabuuti ayaa doorashadii shalay ka dhacday dalkiisa ku guulaystay codadka 96.6% iyadoo aanay jirrin cid la tartamaysay marka laga reebo musharax madaxbanaan...
Go’aamadii dhawaan Guddiga la dagaalanka Xanuunka Covid-19 soo saareen, si looga gaashaanto Xanuunkaasi, ayaan illaa wax muuqdaa ka fulin.
Guddiga ayaa sheegay in Xadhig iyo...
n laga joogo Wasiirka Wasaaradda Caafimaadka usoo Magacaabay Gobolka Gabiley, Isuduwe Badeli lahaa isuduwihii hore ee hayay, Xilka Wasaaradaasi, Waxaa suurtagali Weyday in uu...
Maalinta Jimcaha soo socda ee 9-ka bishan April, ayaa dadweynaha dalka jamhuuriyadda Jabuuti waxay u dareeri doonaan doorasho madaxweynenimo.
Codaynta sanadkan ka dhacaysa Jabuuti waxaa...