Yearly Archives: 2021

D/Hoose Ee Berbera Oo Lacago Guddoonsiisay Dhalinyaro Ku Guulaystay Mashaariic

     Dawladda hoose ee degmada Berbera ayaa maanta lacago guddoonsiiyay  dhalinyaro ku guuleystay mashaariic loogu  tallo galay horumarinta Kalluumaysiga. Lacagtani  oo dhammayd 16,000 oo dollar ayaa...

Madaxweynaha Somaliland oo Dhagax-Dhigay Waddada Hargeysa BYPASS

     Madaxweynaha Somaliland, Muuse Biixi Cabdi, ayaa maanta dhagax-dhigay waddo cusub oo isku xidhaysa Kaantaroolka Halleeya iyo Cusbitaalka Shifo oo dhan 22.5KM, taas oo dhinaca...

Ra’iisal Wasaaraha Soomaaliya oo Guddi U Saaray Ka Soo Tala-bixinta Qalalaasahii Muqdisho

     Ra’iisal wasaaraha Soomaaliya Maxamed Xuseen Rooble ayaa magacaabay Guddi ka soo tala bixiya xalka gaadhista qalalaasahii ka dhacay magaalada Muqdisho. Guddiga oo ka kooban 11...

Guddoomiyaha Guurtida oo Bulshada Ugu Baaqay Inay U Diyaar Garoobaan Ka Qayb-qaadashada Doorashooyinka

      Gudoomiyaha Golaha Guurtida Somaliland, ayaa shacabka Somaliland u soo jeediyay in ay u diyaar garoobaan sidii ay uga qayb qaadan lahaayeen doorashooyinka isku sidkan...

Madaxweyne Biixi Muxuu Ka Yidhi Xadhiga Murrashaxiinta Mucaaradka?

    Madaxweynaha Somaliland Muuse Biixi Cabdi, ayaa markii ugu horaysay waxaa uu ka hadlay xadhiga Murrashaxiinta xisbiyadda Mucaaridka. Madaxweyne Biixi, ayaa sheegay in murrashaxiinta la xidhay...

Ku Dhowaad 5,000 oo Carruur iyo Waalidiintood oo Ku Kala Irdhoobay Colaadda Gobolka Tigray

Home  Latest       Hay’adda gargaarka ka shaqaysa ee Save The Children, ayaa waxaa ay sheegtay in ku dhowaad 5,000 oo carruur iyo waalidiintood ay ku kala irdhoobeen...

Buurmadoow oo Ku Hanjabay Arrin Horseedi Doonta Geerida Midnimada Somaliland, Haddii Aan Xabsiga Laga Sii Dayn Gen. Doolaal

     Boqor Cismaan Aw Maxamuud (Buur-madow) oo ka mid ah Madax-dhaqameedka ugu caansan Somaliland, ayaa ka hadlay arrinta Generaal Doolaal oo bilihii u dambeeyay ku...

Soomaaliya: Midawga Murashaxiinta Oo Soo Dhaweeyay Go’aankii Farmaajo

     Golaha Midawga Musharraxiinta Soomaaliya ayaa soo dhaweeyay go’aankii uu madaxweyne Farmaajo maamulka iyo amniga hawlaha doorashooyinka ugu wareejiyay raysal wasaare Rooble. Kadib markii shalay uu...

Munaasibad Loo Qabtay Murashaxiinta Haweenka ah Ee Beelaha La Hayb Sooco

     Munaasibad lagu soo dhawaynayay Haweenka doorashooyinka uga tartamaya beelaha la hayb sooco ee Somaliland goleyaasha Wakiiladd iyo deegaanka ayaa lagu qabtay magaaladda Hargaysa. Xafladaasi oo...

Madaxweynaha Somaliland Oo Qaabilay Wefti Ka Socda Dawladda UK

     Madaxweynaha Somaliland Muuse Biixi Cabdi, ayaa maanta xafiiskiisa ku qaabilay safiirka dawladda Britain u fadhiya dalka Soomaaliya Ms. Kate Foster. Safiirka oo maanta booqasho ku...
- Advertisment -
Google search engine

Most Read