M Golaha Siyaasiyiinta Somaliland ee ku sugan Muqdisho ee uu hogaamiyo Guddoomiyaha Aqalka Sare ee Soomaaliya Cabdi Xaashi Cabdilaahi, ayaa shaaciyey inaanay qayb ka ahayn...
Madaxweyne ku xigeenkii hore Somaliland Axmed Yuusuf Yaasiin, ayaa Madax-dhaqameedka ugu baaqay inay ku eekaadaan xilka iyo masuuliyadda loo doortay, siyaasaddana aanay faraha la...
Wasiirka wasaaradda caafimaadka Somaliland ayaa maanta magaaladda Hargaysa ka daah-furay mashruuca dar-dargelinta addeegyadda caafimaadka ee Maanka ama Maskaxda.
Kulankaasi oo ay soo qaban qaabisay wasaaradda...
: Fadhigii maanta ee golaha Guurtidda Somaliland ayay xildhibaanadu warbixino ka dhegaysteen qaar ka mid ah guddi-hoosaadyadda golahaasi oo kulamo la soo yeeshay masuuliyiinta...
Home Latest
Wasaaradda caafimaadka Somaliland ayaa cusbitaalka guud ee magaaladda Boorama ku wareejisay mishiinka lagu sifeeyo Kelyaha oo ay wasaaradu soo iibisay.
Waxaana mishiinkaasi lagu wareejiyay agaasimaha...