Waxaa maata go’aamo laga soo saaray heshiis nabadayn ahaa oo muddo u socday beello wada degga gobolka Buuboodle.
Shirka nabadaynta ahaa ee lagu heshiisiinayay labadaa...
Guddiga fulinta ee xisbiga cadaaladda iyo daryeelka ee UCID ayaa xoghayaha guud ee xisbigaasi u doortay xildhibaan Cumar Jaamac Faarax.
Kadib kulan ay shalay xarunta...
Guddoomiyaha baanka dhexe ee Somaliland Cali Ibraahim Jaamac (Baqdadi), ayaa shaaciyay in si rasmiya loo isticmaali karro kontonka dollar ee lacagta Maraykanka ah.
Kadib muddo...
Marka hore waan idin salaamaya dhamaan dadwaynaha reer Gabiley waxaan jeclaystay inaan dadwaynaha reer gabiley la wadaago qaabka loo bixiyay mashariicdii lixda ahaa ee...
Sideynu la socono 31 May, waxaa dalka ka qabsoomey markii koowaad doorashooyin isku sidkan ee Goleyaasha wakiillada iyo deegaanka, taas oo guud ahaan jewiga...
Waa Duullaan ay hor-kacayaan dano siyaasadeed oo u adeegaya gacmo-shisheeye oo liddi ku ah guulaha is-daba joogga ah ee Jamhuuriyadda Somaliland ku tallaabsatay oo...