Â
Xisbiga KULMIYE ee haya talada dalka Jamhuuriyadda Somaliland, ayaa soo dhaweyn iyo aqbalaad u sameeyey murrashax Aadan Jaamac Xaddi oo ka mid noqday tartamayaasha...
   Â
Agaasimaha guud ee wasaaradda shaqo-gelinta arrimaha bulshada iyo qoyska Somaliland Cabdirashiid Ibraahin Sheekh Cabdiraxmaan, ayaa furay kulan lagu gorfaynayo sharcigii lagu maamulilahaa xarumaha carruurta...
   Â
Safiirkii hore ee Somaliland u fadhiyay magaalada Dubai ee dalka Imaaraatka carabta , Amb Xasan Yaasiin ayaa si qoto dheer uga hadlay laba mashruuc...
   Â
Dab dhawaan ka kacay deegaanka Go’da weyn ee gobolka Saaxil ayaa la sheegay inuu khasaare balaadhan gaystay.
Dabkaasi oo qabsaday dhul Cawseed dooxooyin ah oo...
   Â
Guddida joogtada ah ee golaha Guurtida Somaliland ayaa maanta kulan la yeeshay maamulka shirkadda laydhka ee Sompower.
Ugu horreyn waxaa halkaas ka hadlay guddoomiyaha guddida...