“Xukuumadu Iyadaa Ayaa Dayacday Amaanka Magaalada Laascanood” Xildhibaan Qaasim Oo katirsan golaha wakiilada somaliland ayaa si adag uga hadlay xildhibaan lagu dilay magaalada laascanood isagoo xukuumada ku eedeeyay in ay dayacday amaanka magaalada islamarkaana aanay waxba ka qaban masuuliyiin hore ee lagu dilay laascanood.

By admin

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *