HomeWararkaWiil Fagaare Ka Caayay Nabi Maxamed (S.C.W) Oo Hargeysa Lagu Xidhay

Wiil Fagaare Ka Caayay Nabi Maxamed (S.C.W) Oo Hargeysa Lagu Xidhay

Home  News

Wiil Fagaare Ka Caayay Nabi Maxamed (S.C.W) Oo Hargeysa Lagu Xidhay

0
    

Wiil dhalinyaro ah oo lagu Magacaabo Haykal ayaa lagu xidhay Magaaladda Hargeysa, ka dib markii lagu xukumay mudo sanad iyo lix bilood ah.

Waxa lagu soo eedeeyay in uu Fagaare ka caayay Rasuulkeenii Muxamed Naxariis iyo Nabad Galyo Korkiisa ha ahaatee.Waxa uu hadda ku jiraa Saldhiga Ibrahim Koodbuur ee Magaaladda Hargeysa, sida ay ii xaqiijiyeen xubno la socday kiiska Wiilkani

RELATED ARTICLES

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

- Advertisment -
Google search engine

Most Popular

Recent Comments