HomeWararkaWasiirka Biyaha oo Shaqada Ka Joojiyay Agaasimaha Guud Ee Wasaaradaasi

Wasiirka Biyaha oo Shaqada Ka Joojiyay Agaasimaha Guud Ee Wasaaradaasi

Home 
    

Wasiirka Wasaaradda Horumarinta Biyaha Somaliland Maxamed Muuse Diiriye, ayaa shaqada ka hakiyay Agaasimaha Guud ee Wasaaraddaasi Maxamed Xasan Dirir.

Wasiirka, ayaa Agaasimaha ku eedeeyay arrimo ay ka mid yihiin in uu sameystay Shaanbad qarsoodi ah oo aan sharci ahayn, in uu dayac ku sameeyay shaqadii Wasaaradda iyo in uu diiday Wada shaqeyntii xafiiska Wasiirka.

Sidoo kale, Warqadda shaqada lagaga joojiyay Agaasimaha, ayaa lagu sheegay in shaqada wasaaraddu ay hakad ku timid islamarkaana aan laga jawaabin waraaqo iyo xidhiidh dhanka emailka ah.

 

RELATED ARTICLES

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

- Advertisment -
Google search engine

Most Popular

Recent Comments