HomeWararkaWasaaradda Tignoolajiyadda Oo Laashay Ruqsadaha Shirkadaha Isgaadhsiinta

Wasaaradda Tignoolajiyadda Oo Laashay Ruqsadaha Shirkadaha Isgaadhsiinta

    

Wasaaradda isgaadhsiinta iyo Tignoolajiyadda Somaliland ayaa gebi ahaanba laashay ruqsadaha ay haystaan shirkadaha bixiya adeega isgaadhsiinta.

Waxaana la faray shirkadaha isgaadhsiinta in ay muddo 30 maalmood gudahood ah ku soo codsadaan ruqsadaha cusub.

Sidaasina waxaa lagu sheegay wareegto uu maanta soo saaray wasiirka wasaaradda isgaadhsiinta iyo tignoolajiyadda Somaliland C/weli Suufi Jibriil.
Wareegtadaasina waxay u dhignayd sidan:

 

RELATED ARTICLES

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

- Advertisment -
Google search engine

Most Popular

Recent Comments