HomeWararkaWakiilka Somaliland Ee Norway Oo Sheegay In Somaliland Lagu Bogaadiyay Doorashooyinkii

Wakiilka Somaliland Ee Norway Oo Sheegay In Somaliland Lagu Bogaadiyay Doorashooyinkii

    

Wakiilka Somaliland u fadhiya dalka Norway Maxamed Maxamuud Aadan (Liile), ayaa sheegay in dunidu soo dhawaysay hanaankii ay doorashadaasi u dhacday oo ay ku tilmaameen dimoqraadiyad ka bilaabantay Geeska Afrika.

Waxa kaloo uu sheegay in Norway iyo Denmark, oo doorashaddii Somaliland u soo dirtay goob joogeyaal  ay xafiiskiisa soo gaadhsiiyeen warbixino ay ku cadeeyeen in doorashadii Somaliland ay ahayd mid si wanaagsan u dhacday.

Taasoo keenaysa in  beesha caalamku taageerto Somaliland, isla markaana ay warbixintoodda ku cadeeyeen sidii dimoqraadiga ahayd ee ay doorashadaasi Somaliland uga dhacday.

 

 

RELATED ARTICLES

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

- Advertisment -
Google search engine

Most Popular

Recent Comments