HomeWararkaUgaas Cabdirasaaq Koosaar Oo Ayaan Daro Ku Tilmaamay In Farogalin Lagu Sameeyo...

Ugaas Cabdirasaaq Koosaar Oo Ayaan Daro Ku Tilmaamay In Farogalin Lagu Sameeyo Saldanada Guud Ee beesha Subeer Awal.

Ugaas Cabdirasaaq Koosaar cali oo kamid ah Madax-dhaqameedka somaliland gaar ahaan beelaha hargaysa iyo gabiley ayaa wax lagu xumaado ku tilmaamay in maanta farogalin lagu sameeyo saldanada guud ee subeer awal oo maalmihii udanbeeyay hadalo kasoo baxayeen.

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;

RELATED ARTICLES

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

- Advertisment -
Google search engine

Most Popular

Recent Comments