-Munaasibad lagu xusayay sanad guuradii 31aad ee dib ulasoo noqoshada madaxbaanimada somaliland ayaa lagu qabtay caasimada dalka itoobiya ee adis ababa.

 

Munaasibadan ayaa waxaa sooo agaasimay safaarada somaliland ee dalka itoobiya iyo xubno kamid ah jaaliyada reer somaliland ee ku dhaqan itoobiya

Waxaana munaasibada ka hadlay safiirka somaliland ufadhiya adis ababa amb cawil iyo masuuliyii kale.

 

By admin

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *