Sheikh Aadan Xaaji Maxamuud Xiiray (Aadan-siiro), oo ka mida culimadda Somaliland ayaa maanta deegaanka Dhaboolaq oo ka tirsan gobolka Maroodijeex, ka dhagax dhigay in ka badan Lixdan ceel-biyood.

Kuwaasoo tiradoodu dhan tahay 68 ceel biyood, waxaa ku soo tabarucay haween qurbe joog ah oo reer Somaliland ah.  Iyadoo ay sadaqo ahaan ugu bixiyeen waalidiintoodii.

DAAWO: WARKAASI:

 

By admin

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *