Maayir ku xigeenka magaalada Gabiley Cabdi Daahir Goole ayaa waxaa uu maanta shaaciyay in uu markale u tartamayo doorashada golaha Deegaanka ee degmad Gabiley.

Waxaa uu Maayir ku xigeenka Gabiley ku sababeeyay shaacintiisa kadib markii Bulshada, Aqoonyahanka iyo Madax-dhaqameedka gobolka Gabiley ay ku dhiiri geliyeen in uu markale isi soo sharaxo.

By admin

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *