HomeWararkaGuddoomiyeyaasha Magaallooyinka Hoos Yimaadda Gabiley Oo Tababar Loo Furay

Guddoomiyeyaasha Magaallooyinka Hoos Yimaadda Gabiley Oo Tababar Loo Furay

    

Badhasaabka gobolka Gabiley C/kariin Aadan Xaaji Diiriye, ayaa maanta xarunta gobolkaasi tababar uga furay guddoomiyeyaasha iyo masuuliyiinta magaalooyinka iyo tuullooyinka hoos yimaadda gobolka Gabiley.

Tababarkaasi oo u jeedadiisu tahay qorshaha kobcinta dakhliga iyo maaraynta dhulka, waxaana bixinta tababarkaasi iska kaashanayay xafiiska gobolka Gabiley iyo wasaaradda hawlaha guud, dhulka iyo guriyaynta Somaliland.

 

DAAWO: WARKAASI OO FAAHFAAHSAN:

 

RELATED ARTICLES

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

- Advertisment -
Google search engine

Most Popular

Recent Comments