HomeWararkaDahabshiil Oo Taageertay Somali Week Festival 2026 Ee London

Dahabshiil Oo Taageertay Somali Week Festival 2026 Ee London

Magaalada 𝐋𝐨𝐧𝐝𝐨𝐧 ee dalka 𝐈𝐧𝐠𝐢𝐫𝐢𝐢𝐬𝐤𝐚 ayaa lagu soo gabagabeeyey Toddobaadka Dhaqanka iyo Suugaanta 𝐒𝐨𝐨𝐦𝐚𝐚𝐥𝐢𝐝𝐚 𝐞𝐞 𝐒𝐨𝐦𝐚𝐥𝐢 𝐖𝐞𝐞𝐤 𝐅𝐞𝐬𝐭𝐢𝐯𝐚𝐥 𝟐𝟎𝟐𝟔.

𝐃𝐚𝐡𝐚𝐛𝐬𝐡𝐢𝐢𝐥 ayaa taageeraysay hay’adda 𝐊𝐚𝐲𝐝 𝐒𝐨𝐦𝐚𝐥𝐢 𝐀𝐫𝐭𝐬 & 𝐂𝐮𝐥𝐭𝐮𝐫𝐞 tan iyo markii la aasaasay ilaa maanta.

Taageeradani waxay qayb ka tahay doorkeeda dhiirrigelinta hal-abuurka, ilaalinta dhaqanka iyo xoojinta xidhiidhka bulshada Soomaalida ee daafaha caalamka.

#Dahabshiil #SomaliWeekFestival2026 #KaydSomaliArtsAndCulture #SomaliCulture #SomaliLiterature #SomaliHeritage

Bulshotv – apps on google play – https://bit.ly/3gKGW4z
Follow bulsho television 24 hours news update channel
https://www.facebook.com/BulshoNewsTv
https://twitter.com/bulshotvnews
visit latest news Blogger https://tvbulsho.blogspot.com

All right reserved Bulsho tv news on youTube subscribe: https://bit.ly/3d2Q7Ls

RELATED ARTICLES

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

- Advertisment -
Google search engine

Most Popular

Recent Comments