HomeWararkaDAAWO;- Abaanduulaha Ciidanka Qaranka Iyo Wafti Uu Hogaaminayo Oo Gaadhay Jiida Hore...

DAAWO;- Abaanduulaha Ciidanka Qaranka Iyo Wafti Uu Hogaaminayo Oo Gaadhay Jiida Hore Ee Tukaraq.

TUKARAQ(W,N)-Abaandulaaha ciidanka qaranka Somaliland oo uu weheliyo taliyaha aaga bari ee ciidanka qaranka iyo badhasaabka gobolka sool ayaa gaadhay fadhiisimada ciidanka qaranka ee tukaraq.

Sidoo kale Masuuliyiintan ciidanka qaranka ayaa beeniyay warar maalmihii udanbeeyay laga faafinayay cidamada isagoo sheegay in aanay jirin ciidamo gadoodsan iyo kuwo kazoo baxay fadhiisimadii ay deganaayeen.

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;

RELATED ARTICLES

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

- Advertisment -
Google search engine

Most Popular

Recent Comments