Shacabka Somaliland oo Saaka U Dareeray Goobaha Codbixinta
Shacabka Somaliland, ayaa maanta u dareeray goobaha codbixinta, si ay u soo doortaan xildhibaannada golaha Wakiillada iyo Deegaanka.
Waxaana doorashada codkooda ka dhiibanaya dad gaadhaya 1,065,847, kuwaa oo ka...
Chelsea oo Markii Labaad Ku Guuleystay Koobka Champions League (SAWIRRO)
Kooxda Chelsea, ayaa markii labaad ku guuleystay koobka Champions League, kaddib markii ay 1 gool kaga adkaatay kooxda Manchester City, kulankii final-ka ahaa ay ku wada ciyaareen garoonka Estadio do Dragao magaalada Porto ee d...