Qarax Maanta Ka Dhacay Muqdisho Oo Dad Badani Ku Dhinteen
Ku dhawaaq dhawr iyo toban qof ayaa ku geeriyooday, tiro kalena way ku dhaacantay Qarax maanta ka dhacay xero ciidan cusub ay dawladda Soomaaliya ku qoranaysay oo ku taalla magaaladda Muqdisho.
Inkastoo ay jira...
Tuesday, June 15, 2021
Duulimaadyadii Soomaaliya iyo Kenya oo Dib U Billowday
Waxaa maanta oo Axad ah dib u billowday safarada dhanka cirka ee magaalooyinka Nairobi iyo Muqdisho, kaddib mudo bil ah oo ay hakad ku jireen duulimaadyadii tooska ugu kala gooshi jiray Kenya iyo Soomaaliya.
Ar...
Hay’addaha Gargaarka oo Ka Digaya Macluul Ka Dilaacda Gobolka Tigray
In ka badan 350,000 qof oo ku nool gobolka Tigray ee dalka Ethiopia, ayaa waxaa haysta xaalado macluul, iyadoo malaayiin kalena ay halis ku jiraan, sida lagu sheegay qiimayn ay sameeyeen hay’addaha Qaramada Mi...
Friday, June 11, 2021
Xisbiga UCID oo Maayirnimadii Uga Tanaasulay Cabdikariin Axmed Mooge
Waxaa si rasmi ah maanta gelinkii dambe loo soo afjaray khilaafkii mudada badan taagnaa ee loogu jiray Maayirnimada Caasimada Hargeysa.
Khilaafkan loogu jiray Maayirnimada Caasimada Hargeysa, ayaa waxaa uu u dh...