Maxaa Ka Jira In La Bilaabay Qorista Shaqaalaha Madaarka Berbera?
Home
Guddoomiyaha gobolka Saaxil Dr Axmed Maxamed Xaashi, ayaa beeniyay warar sheegaaya in la bilaabay qorista shaqaalihii cusbaa ee garoonka diyaaradaha ee magaaladda Berbera.
Guddoomiyaha oo la hadlay w...
Saturday, July 24, 2021
Bandhiga Caalamiga Ah Ee Bugaagta Hargeysa oo Furmay
Waxaa maanta magaaladda Hargeysa ee caasimadda Somaliland si rasmi ah uga furmay Bandhiga Caalamiga ah ee Bugaagta Hargeysa.
Bandhigan oo ah kii 14aad, ayaa lagu qabtay Xarunta Dhaqanka ee magaaladda Hargeysa, ...
Saturday, July 24, 2021
Xildhibaan Maydhane: Waxaanu Ka Tagnay Caddaalad Darada Muuse Biixi
Xildhibaan Maxamed Xuseen Maydhane oo xisbiga Kulmiye uga soo baxay gobolka Awdal, ayaa ku dhawaaqay in uu taageerayo isbahaysiga xisbiyada mucaaradka.
Xildhibaan Maydhane ku biiritaankiisa xisbiyada mucaa...
Gabdho Dhawaan Laga Soo Xidhay Boorama Oo Maanta La Sii Daayay
Waxaa maanta xabsiga laga sii daayay 35 dhalinyaro haween ah oo muddo dhawr todobaad ah ka hor laga soo xidhay magaaladda Boorama ee xarunta gobolka Awdal.
Dhalinyaradaasi oo dhamaantoodba Gabdho ayaa magaaladda Booram...
Monday, July 19, 2021
DDS Itoobiya Oo Ciidamo U Dirray Dagaalka Gobolka Tigrey
Home Latest News
Latest News
DDS Itoobiya
Madaxweynaha dawlad deegaanka Soomaalida Itoobiya Mustafe Maxamuud Cagjar, ayaa cadeeyay in ay ciidamo ka qayb qaata dagaalka ka socda gobolka Tigrey ay u ...