Barakac Ka Socda Gobollada Amhara iyo Tigray Ee Ethiopia
Ilaa 5 kun oo qaxooti Ethiopian ah, ayaa la filayaa in maalmaha soo socda ay ka gudbaan xadka Sudan, sida uu sarkaal ka tirsan dowladda Sudan u sheegay wakaaladda wararka AFP.
Arrintan, ayaa ah mowjaddii ug...
Thursday, July 29, 2021
daxweyne Biixi oo Ka Qaybgalay Madal Lagu Soo Bandhigay Maandooriye
Madaxweynaha Somaliland, Muuse Biixi Cabdi, ayaa ka qaybgalay munaasibad ay ciidanka Boolisku bulshada ugu soo bandhigayeen tiro badan oo maandooriyaha xashiishadda loo yaqaanno ah oo ay hawlgallo ku soo qa...
Xildhibaanadii Ugu Horreeyay Aqalka Sare Ee Soomaaliya oo La Doortay
Xildhibaanadii ugu horreeyay ee Aqalka Sare ee baarlamanka Soomaaliya, ayaa maanta lagu doortay magaalaada Kismaayo ee xarunta maamul goboleedka Jubbaland, iyadoo ay billaabantay doorashada Soomaaliya, kadib dho...
Badhasaabka Sanaag Oo Kormeeray Cusbitaalka Guud Ee Ceerigaabo
Guddoomiyaha gobolka Sanaag Eng. Axmed Cismaan Xasan, iyo masuuliyiin kale ayaa maanta kormeer kedis ah ku tegay cusbitaalka guud ee magaaladda Ceerigaabo.
Badhasaabka waxaa kormeerkaasi ku wehelinayay taliya...
Wednesday, July 28, 2021
Maayarka Gabiley Oo Mar Kale Ku Baaqay Olole Nadaafadeed
Maayarka magaaladda Gabiley Maxamed-aamiin Cumar Cabdi, ayaa mar kale ugu baaqay bulshadda ku nool magaaladaasi in ay dawladda hoose kala soo qayb galaan ololihii nadaafadeed maalinta Khamiista ah ee burrito.
O...
Wednesday, July 28, 2021
Xildhibaan Shaaciyay In Loo Adeegsaday Sirdoonka Dalka Itoobiya
Xildhibaan Xildhibaan Mustafe Axmed Cabdillaahi oo xisbiga KULMIYE uga soo baxay gobolka Sool, ayaa eedaymo culus u jeediyay xukuumadda Madaxweyne Muuse Biixi.
Xildhibaan Mustafe, ayaa shaaca ka qaaday in isaga...