|
Wararka
-
Macdan Sahamin Laga Bilaabayo Deegaamo Ka Tirsan Gobolka Saaxil
Wasiirka wasaaradda macdanta iyo tamarta Somaliland ayaa maanta magaaladda Berbera ka daah-furay mashruuca sahaminta macdanta.
Mashruucaasi sahaminta ayaa laga fulin doonaa deegaamo ka tirsan gobolka Saaxil, ...
Tuesday, August 10, 2021
-
Garabka Mahdi Guuleed oo Doorasho Ay Ka Maqan Yihiin Garabka Cabdi Xaashi Ku Doortay Guddoon
Garab ka mid ah Guddiga doorashada Baarlamanka Soomaaliya ee ka soo jeeda Somaliland ee uu hoggaaminayo Ra’iisal wasaare ku xigeenka Soomaaliya Mahdi Maxamed Guuleed, ayaa maanta doortay guddoon.
Garabkan, ay...
Saturday, August 7, 2021
-
Shirka Heer Qaran Ee Dardar-gelinta Gurmadka Deg-degga Ah Ee Covid-19 oo Hargeysa Ka Furmay
Waxaa maanta magaalada Hargeysa ee caasimada Somaliland ka qabsoomay Shirka Heer Qaran ee Dardar-gelinta Gurmadka Degdegga ah ee xanuunka Covid-19.
Shirkan, ayaa waxaa shir-guddoomiyay Wasiirka Wasaaradda Horum...
Saturday, August 7, 2021
-
Dagaalka Itoobiya iyo Saameynta Geeska Africa
Sida aan lawada socono waxa muuqata in dagaalka Itoobiya ka Dhex-qarxay uu maalinba maalinta ka danbaysa kasii darayo, Kadib markii ay dib u qabsadeen xoogaga Tigreegu inta badan Dhulka Hoos yimaad is-maamulkood...
Saturday, August 7, 2021
-
Maxaa Ka Jira In Wadahadal Dhexmaray ONLF iyo TPLF?
Qaar ka mid ah asxaabta mucaaradka ah ee dalka Itoobiya, ayaa ku baaqay wadahadal qaran si loo soo afjaro dhammaan khilaafaadka jira islamarkaana wax laga qabto dhibaatooyinka iyo qalalaasaha ka taagan qeybo kam...
Saturday, August 7, 2021
-
Maamulka Gobolka Gabiley oo Daah-furay 9 Mashruuc oo Lagu Tartami Doono
Maamulka gobolka iyo ka degmada Gabiley oo ay weheliyaan guddida qandaraasyada qaranka Somaliland, ayaa maanta daah-furay 9 mashruuc oo ay sheegeen in lagu tartami doono.
Mashaariicdan, ayaa laga hirgelinayaa d...
Saturday, August 7, 2021
-
EX, Xildhibaan Bidhi Oo Bogaadiyay Doorashadii Shir-guddoonka Golaha Wakiiladda Somaliland
Siyaasi Mubaarig Yuusuf Cilmi (Bidhi), ayaa soo dhaweeyay doorashadii shalay ee shir-guddoonka cusub ee golaha Wakiiladda Somaliland taasoo uu ku tilmaamay mid muujinaysa dimoqraadiyadda qaan-gaadhay ee somaliland.
Mubaarig B...
Wednesday, August 4, 2021
-
Wasaaradda Shaqo Gelinta oo Deeq Gaadhsiisay Qoys Ay 2 Caruur Ahi Dab Kaga Dhinteen
Wasaaradda shaqo gelinta, arrimaha Bulshada iyo Qosyka Somaliland, ayaa waxaa ay maanta deeq kala duwan ay gaadhsiisay Qoys dhowaan ay laba Caruur ahi Dab kaga Dhinteen.
Qoyskan oo degan Xaafada Daami ee magaalada Hargeysa, aya...
Wednesday, August 4, 2021
-
Wasaaradda Shaqo Gelinta oo Deeq Gaadhsiisay Qoys Ay 2 Caruur Ahi Dab Kaga Dhinteen
Home Latest News
Wasaaradda shaqo gelinta, arrimaha Bulshada iyo Qosyka Somaliland, ayaa waxaa ay maanta deeq kala duwan ay gaadhsiisay Qoys dhowaan ay laba Caruur ahi Dab kaga Dhinteen.
Qoyskan o...
Wednesday, August 4, 2021
-
Hambalyo Ku Socota Shir-gudoonka Cusub Ee Golaha Ee Wakiilada JSL
Anigoo magacaygu yahay Maxamed-Sadiiq Xaaji Yuusuf Dubad, kana mida ahaa Musharaxiintii Xisbiga Waddani uga tartamay Doorashadii Golaha Wakiilada 2021 ee Gobolka Togdheer oo kaliya uu iga sareeyey musharaxii so...
Wednesday, August 4, 2021
« Previous Page — Next Page »
|
Wararka
|