|
Wararka
-
Askarigii Boorama Ku Dilay Ardayga oo Dil Lagu Xukumay
Maxkamadda Ciidamada Milateriga Somaliland, ayaa maanta xukun dil ah ku riday Askarigii jaamacadda Camuud ee magaalada Boorama ku toogtay Wiil ka mid ah Ardayda jaamacadda Camuud.
Askarigan maanta la xukumay oo ...
Wednesday, August 18, 2021
-
Qorshaha Turkiga Ee Afghanistan oo Isbeddelay
Turkiga, ayaa wada-hadallo la leh dhammaan dhinacyada Afghanistan, oo ay ku jirto Taalibaan, waxayna si togan u aragtaa fariimaha ay kooxdan dirtay tan iyo markii ay la wareegtay xukunka dalkaas, waxaa sidaas sh...
Wednesday, August 18, 2021
-
Madaxweyne Ku Xigeenka Somaliland oo Daah-Furay Xarunta Barashada Dastuurka iyo Waddaniyada
Madaxweyne ku xigeenka Somaliland Cabdiraxmaan Cabdilaahi Ismaaciil (Saylici), ayaa maanta Daah-furay Xarunta Barashada Dastuurka iyo Waddaniyada Somaliland oo ay aas-aastay Wasaaradda Xidhiidhka Goleyaasha iy...
Wednesday, August 18, 2021
-
Madaxweynihii Afghanistan oo Iska Dhiibay Imaaraadka iyo Lacag Uu La Baxsaday
Dowladda Imaaraadka Carabta, ayaa maanta sheegtay inay sababo bani’aadaminimo u marti-gelisay Madaxweynihii hore ee dalka Afghanistan Ashraf Ghani kadib markii uu dalkiisa ka cararay xilli ay qabsadeen ur...
Wednesday, August 18, 2021
-
Taiwan oo Soo Bandhigtay Kharashaadkii Ay Ku Bixisay Doorashooyinkii Somaliland
Wasiirka arrimaha dibadda ee Taiwan Joseph Wu, ayaa sheegay in dalkiisu uu gacan ka geystay kharashaadkii ku baxay doorashadii goleyaasha Wakiillada iyo Deegaanka ee 31 May 2021 ka qabsoontay.
Waxa aanu Wasiirk...
Wednesday, August 18, 2021
-
Xukuumadda Somaliland oo Si Adag Uga Hadashay War Lagaga Dhowaaqay Xamar
Home Latest
Wasiirka arrimaha gudaha Somaliland Maxammed Kaahin Axmed, ayaa waxaa uu eedaymo culus u jeediyay dowladda Federaalka Soomaaliya.
Wasiir Maxamed Kaahin, ayaa ku eedeeyay Soomaaliya in ay wa...
Wednesday, August 18, 2021
-
Xildhibaan Qodax oo Xaflad U Qabtay Taageereyaashii Soo Doortay
Xildhibaan C/naasir Yuusuf Qodax, oo ka mida mudaneyaasha golaha Wakiiladda Somaliland ayaa xaflad mahad naq ah u sameeyay taageereyaashiisii xiligii ololaha.
Xildhibaan Qodax, oo laga soo doortay gobolka Maroo...
Tuesday, August 17, 2021
-
“Waxba kama jiraan dhaliilaha laga sheegay mashruuca tayaynta calafka xoolaha”
Wasiirka wasaaradda xanaanadda xoolaha iyo kalluumaysiga ee Somaliland ayaa beeniyay dhaliilo loo jeediyay mashruuca tayaynta calafka xoolaha.
Gaar ahaana mashruuca taranta xoolaha iyo tayaynta calafka xoolaha ...
Tuesday, August 17, 2021
-
Taliyaha Booliska Oo Tababar U Furay Saraakiil
Taliyaha ciidamadda booliska Somaliland ayaa maanta tababar uga furay ciidamo kala duwan kuliyadda tababarka ciidamadda ee Mandheera.
Tababarkaasi oo. ah layli sarkaal oo socon doona muddo lix bilood waxaa lagu...
Tuesday, August 17, 2021
-
Diyaaraddo ay inaga joojin karaan Soomaaliya ma jirto”…
Xukuumadda Somaliland ayaa sheegtay in aanay dawladda federaalka Soomaaliya awood u lahayn in ay maamusho Hawadda Somaliland ama in ay diyaaradaha Somaliland imanayo joojiso.
Balse ay labadda dhinacba mid walii...
Tuesday, August 17, 2021
« Previous Page — Next Page »
|
Wararka
|