|
Wararka
-
Dagaal Culus oo U Dhexeeya Soomaalida iyo Canfarta oo Ka Socda Gobolka Sitti
Wararka ka imanaya Galbeedka Gobolka Sitti ee Dowlad Deegaanka Soomaalida Itoobiya, ayaa waxaa ay sheegayaan in halkaasi uu ka socda dagaal xoogan oo maalintii labaad oo xidhiidh ah galay oo u dhaxeeya Soomaalid...
Thursday, August 26, 2021
-
Xukuumadda Somaliland oo Soo Saartay Xeer-nidaamiye Ay Ku Fulinayso Hay’addaha Qaramada Midoobay
Wasaaradda Shaqo Gelinta, arrimaha bulshada iyo Qoyska Somaliland, ayaa waxaa ay soo saartay Xeer-nidaamiyaha Maamulka Lacagaha Dhawrista Bulshada ee loo yaqaano (Cash Transfers).
Xeer-nidaamiyahan, ayaa waxaa ...
Thursday, August 26, 2021
-
Wasaaradda Deegaanka Oo Qabatay Kulan Ku Saabsan Hagaha Siyaasadda Ilaalinta Deegaanka
Home Latest News
Latest News
Wasaaradda
: Agaasimaha guud ee wasaaradda deegaanka iyo horumarinta reer miyiga ee Somaliland ayaa maanta qabatay aqoon is waydaarsi ku saabasan Hagaha shaqada ee Wada...
Thursday, August 26, 2021
-
Qarax Ka Dhacay Garoonka Diyaaradaha Kabul
Qarax is-midaamin ah, ayaa maanta ka dhacay banaanka garoonka diyaaradaha Hamid Karzai ee magaalada Kabul ee dalka Afghanistan, halkaasi oo kumanaan qof oo ka cararaya xukunka Taalibaan ay buuxiyeen.
Qarax...
Thursday, August 26, 2021
-
Isku Aadka Group-yada Ee Champions League-ga oo La Sameeyay
Waxaa caawa magaalada Istanbul ee dalka Turkiga lagu sameeyay isku aadka heerka guruubyada ee tartanka Champions League-ga.
Kooxda Manchester City, ayaa waxa ay guruub la gashay Paris Saint-Germain, xilli labad...
Thursday, August 26, 2021
-
Ciidammada Qalabka Sida Ee Somaliland Mushaharka Loo Kordhinayo
Home Latest News
Latest News
Ciidammada Qalabka Sida
Xukuumadda Somaliland, ayaa waxaa ay sheegtay inay mushaharka u kordhin doonto Ciidammada kala duwan ee Qaranka Somaliland lacag dhan 20% (boqol...
Thursday, August 26, 2021
-
Waa in aad cilmi baadhis ku soo samaysaan colaadaha Beeleedaha ee ka dhaca gobolkan Sool”…
Guddoomiyaha gobolka Sool ayaa maanta shahaadooyin guddoonsiiyay dufcadii afar iyo tobnaad ee arday ka qalin jebiyay jaamacadda Nugaal ee magaaladda Laascaanood.
Ardaydaasi oo dhamaystay heerka koowaad waxb...
Thursday, August 26, 2021
-
Taariikhda Dahabka ah Ee Daallo Airline iyo Abaalka Duuga ah ee ay Ku Leedahay Dadweynaha Soomaaliyeed. W/Q:- Miyir Cali Xuseen
Kadib markii ay burburtay dawladii Soomaaliya, ee ay meesha ka baxday shirkadii diyaaradaha Somali Airline, isla markaana uu meesha ka baxay adeegii baaxada lahaa ee ay bulshada Soomaaliyeed iyo guud ahaan-ba Ge...
Wednesday, August 25, 2021
-
Cashuurta waa in la bixiyaa qofkii shan sanno lagu leeyahay waxaa laga daynayaa”…
Maayarka degmada Burco Cabdirisaaq Ibraahim Cabdi (Herro), ayaa sheegay in ay cashuur dhaaf u sameynayaan bulshada haddii cashuuraha lagu leeyahay ay iska soo bixiyaan.
Waxaanu xusay in qofkii shan sano lagu le...
Wednesday, August 25, 2021
-
Somaliland iyo Itoobiya Oo Kala Saxeexday Heshiis Dhinaca Caymiska Gaadiidka ah
Madaxda hay’adda caymiska qaranka Somaliland ayaa kulan la qaatay mas’uuliyiin ka socday shirkadda Ethiopian Insurance Corporation oo ah shirkadda ugu weyn ee ka shaqaysa adeegga caymiska dalkaasi.
Mas’uu...
Wednesday, August 25, 2021
« Previous Page — Next Page »
|
Wararka
|