HOME
Wararka
Articles
Arimaha Diinta
Muuqaalo
Contact
About Us
Wararka
Dawlada Emaraadka Carabta Oo Dalal Ay Somaliland Ku Jirto Ufasaxday Dadkooda Fiiseyaasha Booqashada Oo Hore Ay U Joojisay!
Dawladda Imaaraadka Carabta, ayaa Isniinta Shalay oo ku beegan 30-ka bisha August, 2021 dib u bilaabaysa Bixinta fiisooyinka Dadka Dalalka kale ku nool ee doonaya inay Imaaraadka u safraan ama u dalxiis tagaan. Wakaaaladda Wara...
Tuesday, August 31, 2021
Xisbiga Wadani Oo Ka Dareen Celiyay Kulankii Uu Madaxwaynaha Dalka Jabuuti Layeeshay Xildhibaan Barkhad Batuun.
Siyaasi Rashiid Jaamac Dhari oo kamid ah Masuuliyiinta sar sare ee xisbiga mucaaridka ah Ee wadani ayaa Dareen Celiyay kulan uu caasimada jabuuti madaxwayne ismaaciil cumar geele kula yeesheen xildhibaan barkhad jaamac batuun oo ...
Tuesday, August 31, 2021
Shirkada Super Transportation And Logistics: Oo Adeegyo Casri Ah Kusoo Kordhisay Socdaalka Gaadiidka Oo Hargeysa Lagu Daah-Furay
Super Transportation And Logistics oo ah Shirkad cusub oo nidaam casri ah ku soo kordhisay Adeegyada Socdaalka iyo qaadista Alaabooyinka ee isaga goosha gobollada Somaliland iyo dalalka Deriska, ayaa maanta lagu daah-furay magaala...
Tuesday, August 31, 2021
Sannad Guurada 5aad Ee Ka Soo Wareegtay Aas-aaskii Saryan Museum Iyo Bandhiga Buugg Koobsanaya Taariikhda Aas-aasaha Madxafka Oo Lagu Qabtay Xarunta Guud Ee Saryan. + SAWIRRO
Munaasibad balaadhan oo lagu xusayey sannad guurada shannaad ee ka soo wareegtay aas-aaskii madxafka keydka taariikhda Jamhuuriyadda Somaliland iyo Hiddaha iyo dhaqanka soo jireenka ah ee bulshada Somaliland oo ...
Tuesday, August 31, 2021
Waa in la soo celiyo barnaamijkii qanci dadkaaga si bulshadu loogu soo bandhigo waxyaabaha ay qabteen”
Wasiirka wasaaradda beeraha Somaliland Axmed Muumin Seed, ayaa ku taliyay masuuliyiinta xukuumadda ee xilalka haya looga baahan yahay in waxyaabaha ay u qabteen qaranka in ay bulshadda u soo bandhigaan. Wa...
Tuesday, August 31, 2021
Somaliland Oo Shaacisay Inay Si Xawli ah U Korodhay Tiradda Dhimashada Covid-19
Xukuumadda Somaliland ayaa shaacisay todobaadkii u danbeeyay ay sare u kacday kiisaska iyo faafitaanka xanuunka CoronaviruWasirka wasaaradda caafimaadka Somaliland Dr. Cumar C/laahi Bede, ayaa sheegay in labadii...
Tuesday, August 31, 2021
Daraasad Lagu Hubinayay Tayadda Biyaha Ay Wershaduhu Sifeeyaan Oo La Soo Bandhigay
Waxaa maanta magaaladda Hargaysa lagu soo bandhigay Daraasad lagu eegayey Tayada biyaha Mooya-sixada ee ay soo wershaduhu soo saaraan. Kulankan ayaa waxaa ka soo qayb galay shirkaddaha soo saara Biyaha mooya-s...
Tuesday, August 31, 2021
Jaamacadda ALPHA Oo Tababar U Qabatay Ardayda Wax Ka Barta Kuliyadaha Kala Duwan Ee Jaamacadaasi
Jaamacadda ALPHA qaybteedda magaaladda Hargaysa ayaa tababar u qabatay ardayda wax ka barata kuliyadaha kala duwan ee jaamacadaasi. Tababarkan oo jaamacadda Alpha ay ugu talo gashay sidii ay ardaydu uga gudbi l...
Sunday, August 29, 2021
Madaxweyne Ku-Xigeenka Oo Dhagax Dhigay Xarunta Cilmi Baadhista iyo Tayeynta Dhirta
Madaxweyne ku xigeenka Somaliland C/raxmaan C/laahi Ismaaciil (Saylici), ayaa maanta Dhagax dhigay Xarunta Cilmi baadhista iyo tayeynta Dhirta ee Deegaanka Geed-deeble. Xaruntan oo ay hirgalisay Wasaaradda ...
Sunday, August 29, 2021
Jaamacadda ADMAS Oo Xaflad Sagootin ah u Qabatay Arday
Jaamacadda ADMAS ee magaaladda Hargaysa ayaa munaasibad sagootin ah u qabatay ardayda sanadkan ka qalin jebinaysa. Gaar ahaana ardayda dhamaysatay waxbarashadda kuliyadda cududda shaqaalaha ee sanadkan q...
Sunday, August 29, 2021
« Previous Page
—
Next Page »
Wararka
Sheekh Almis Yaxye Oo Ku Baaqay in la sameeyo Jeegaan Diimeed..Daawo
Sidee Loo Helaa Macaanka Cibaadada” Sheekh Maxamed Cumar Dirir.
Tafsiir Gaagaaban || Casharka 189 aad || Al-Maa’ida 48-50… Soo Jeedinta Sh. Maxamed Sh. Cumar Dirir
Sh. Mustafe X.Ismaaciil Haaruun Cudurada Qalbiga Ku dhaca (Al Qalbu Saliim)
Axkaamta Soonka Ramadaan Sheekh Mustafe X.Ismaaciil Haaruun
Hargeysa dawladda ayaa hagratay ee maayar waxba kama qaban karo
Donald Yamamoto: Wallee Feytanow Dhaan Dambe Ayaanay Cidina Kuu Dhiiban: Waxa Qoray Cabdiraxmaan Cadami
More Wararka