|
Wararka
-
Wasaarada Xanaanada Xoolaha Jsl Oo Sheegay In Dalka Keenayso Gaadiidka Gurmadka Xoolaha.
Wasiirka wasaarada xanaanada xoolaha iy kaluumaysiga somaliand ayaa qalab uqaybiyay gobolada dalka kaasi oo ah talaagado, isaga oo sidoo kale sheegay in ay keenayaan gaadiidka gurmada xoolaha marka ku dhacan.
HALKAN KA DAAWO M...
Monday, September 13, 2021
-
Xukuumadu Iyadaa Ayaa Dayacday Amaanka Magaalada Laascanood” Xildhibaan Qaasim. “
“Xukuumadu Iyadaa Ayaa Dayacday Amaanka Magaalada Laascanood” Xildhibaan Qaasim Oo katirsan golaha wakiilada somaliland ayaa si adag uga hadlay xildhibaan lagu dilay magaalada laascanood isagoo xukuumada ku eedeeyay in ay d...
Monday, September 13, 2021
-
Madaxwaynaha Jsl Oo Taliyaha Ciidanka Qaranka Ka Tacsiyadeeyay Geerida Ku Timid Hooyadii.
TACSI MADAXWEYNE: 13/09/2021
INNAA LILLAAHI WA INNAA ILAYHI RAAJICUUN
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi, isagoo ku hadlaya magaciisa, ka dawladda iyo ka shacbiga Jamhuuriyadda Somaliland, waxa uu...
Monday, September 13, 2021
-
Ciidanka Booliska Jsl Oo Faah Faahin Ka Bixiyay Caasha Badhi Laga Dhoofinayay Madaarka Hargaysa Oo Ay Gacanta Ku Dhigeen.
Warning: Trying to access array offset on value of type null in /customers/c/e/3/wajaalenews.net/httpd.www/wp-content/plugins/really-simple-facebook-twitter-share-buttons/really-simple-facebook-twitter-share-buttons.php on line...
Monday, September 13, 2021
-
LATEST NEWS Madaxwaynaha DDSI Oo Munaasibad Casho Ah Qarsiga Madaxtooyada Ugu Sameeyay Waftigii Culimada Ahaa Ee Uu Hogaaminayay Sh. Cabdirashiid Cali Suufi.
Madawaynaha dawlad deegaanka somalida mustafe muxumed cumar (mustafe cagjar) ayaa caawa qasriga madaxtooyada ee magaalada jig jiga casho sharaf ugu sameeyay wafti culimada awdiin ah oo uu hogaaminayay Sheikh Cabdirashiid Cali Suu...
Monday, September 13, 2021
-
Wararkii Ugu Danbeeyay Ee Dagaalo Culus Oo Udhexeeya DDawlada Itoobiya Iyo Xoogaga TPLF.
Warning: Trying to access array offset on value of type null in /customers/c/e/3/wajaalenews.net/httpd.www/wp-content/plugins/really-simple-facebook-twitter-share-buttons/really-simple-facebook-twitter-share-buttons.php ...
Friday, September 10, 2021
-
Xulka Qaranka Kubadda Cagta Dhegooleyaasha Somaliland Oo Kenya Kaga Qayb Gelaya Tartan Caalamiya
Kooxda ciyaaraha Kubbadda cagta Somaliland ee Maqalka naafadda ka ah ayaa maanta u kicitimay dalka Kenya oo ay kaga qayb geli doonaan tartanka kooxaha Dhegooleyaasha ee qaaradda Afrika.
Tartankaasi kooxaha ku...
Friday, September 10, 2021
-
Maamulka iyo Bulshadda Xariirad Oo Fuliyay Olole Nadaafadeed
Home
Maamulka degmadda Xariirad ee gobolka Selel iyo bulshadda magaaladaasi oo iskaashanaya ayaa maanta fuliyay olole nadaafadeed qashinka lagaga ururinayay magaaladda.
Kaasoo kor loogu qaadayo fayo-dhawr...
Friday, September 10, 2021
-
C/raxmaan Cirro: “Waxaan Shaacinayaa Inaan U Tartamayo Guddoomiyaha Waddani”…
Guddoomiyaha xisbiga mucaaradka ah ee Waddani ayaa shaaciyay inuu mar kale u tartamayo guddoomiyenimadda xisbigaasi.
Waxaanu sheegay inuu ka dhex tartami doono shirweynaha xisbigaasi oo la filayo inuu qabsoomo ...
Friday, September 10, 2021
-
Barnaamij Laga Diyaariyay Horumarka Ka Tisqaaday Gobolka Sool
Sanadihii u danbeeyay guud ahaanba gobolka Sool gaar ahaana magaalo madaxdiisa Laascaanood waxaa ka hirgalay horumar aad y balaadhan.
Horumarkaasi oo ah mid aad u balaadhan oo muuqda ama la taaban karo, ayaa is...
Friday, September 10, 2021
« Previous Page — Next Page »
|
Wararka
|