|
Wararka
-
Wasaaradda Ciyaaraha oo Ciyaartooyadda Ka Mamnuucday Magacyada Shisheeye
Wasaaradda dhalinyarada iyo ciyaaraha Somaliland sheegtay in ay joojisay diiwaangelinta ciyaartooyga leh magacyadda shisheeye.
Balse ciyaartooyga loo ogol yahay in loo diiwaangeliyo magaciisa dhabta ama naanays...
Sunday, January 17, 2021
-
Badhasaabka Sool Oo Ka Hadlay Gebagebadda Diiwaangelinta Codbixiyeyaasha Ee Gobolkaasi
Badhasaabka gobolka Sool C/qani Maxamuud Jiidhe, ayaa ka hadlay diiwaangelinta codbixiyeyaasha oo ka soo dhamaatay gobolkaasi.
Iyadoo diiwaangelinta codbixiyeyaasha oo muddo todobaad ah ka socotay goboladda Soo...
Sunday, January 17, 2021
-
Xukuumadda oo Soo Dhaweysay Hadalkii Stephen M. Schwartz Uu Dowladda Maraykanka Ugu Soo Jeediyey Inay Qunsuliyad Ka Furato Somaliland
Wasiirka Arrimaha Dibedda Somaliland, Yaasiin Xaaji Maxamuud Xiir (Faratoon)
Xukuumadda Somaliland, ayaa soo dhawaysey hadalkii dhowaan ka soo yeedhay Safiirkii hore ee dowladda Maraykanka u fadhiyey Sooma...
Sunday, January 17, 2021
-
Masuuliyiin Katirsan Xisbiga Wadani Oo Xukuumada Ugu Baaqay In Ay Waxka Qabato Ceelal Biyood Jabay Ee Gobolka Gabiley
Masuuliyiin katirsan xisbiga wadani o uu horkacayo siyaasi xamse khayre ayaa manta booqday laba ceel biyood oo ku yaala gobolka gabiley oo jabay iyo dad iyo xoolo wixii ka cabi jiray oo ay biyo la,aani soo food saartay/
Sidoo ...
Saturday, January 16, 2021
-
Ciidamada Mareykanka Oo Maanta Ka Wada Baxaya Soomaaliya
Dhammaan ciidamada Mareykanka ah ee ku sugan Soomaaliya ayaa lagu wadaa in ay maanta oo Jimce ah, 15-ka bisha January, isaga baxaan Soomaaliya.
Taliska milatiga Mareykanka ma aysan faahfaahinin sababta Soomaali...
Saturday, January 16, 2021
-
Xudun: Axmed Awoowe Oo Shaaciyay Inuu U Sharaxan Yahay Golaha Wakiiladda
Home Latest News
Latest News
Xudun: Axmed Awoowe Oo Shaaciyay Inuu U Sharaxan Yahay Golaha Wakiiladda
By admin -
January 15, 2021
0
113
Xudun (HP): Waxaa maanta magaaladda Xudun ee gobolka Sool lagu qa...
Saturday, January 16, 2021
-
Xafladda Daah-furka Shirkadda LABBIS + SAWIRRO
Magaalada ISTANBUL ee dalka TURKEY ayaa lagu qabtay Xaflad lagu daah-furayay Shirkadda Dharka ee LABBIS.
Xafladda daah-furka Shirkadda ayaa waxaa ka qeyb-galay mas’uuliyiin, ganacsato, arday iyo dhammaan qeybaha kala duwa...
Saturday, January 16, 2021
-
Djibouti Iyo Saamaynta Xaaladda Cusub Ee Geeska Afrika, gaar ahaan Itoobiya
Maanta waxan BBCda ka dhegaystay in goob ciidan oo ku taala gobolka Tojura ee dalka Jabuuti koox dablay ah ay weerartay dhimasho iyo dhawaana ay jiraan. Alleh ha sahlo eh
Dagaalada qoomiyadaysan ee dalka Itoobiy...
Saturday, January 16, 2021
-
Wasiir Ku-Xigeenkii Hore Ee Warfaafinta Somaliland Oo Geeriyootay
Madaxweynaha Somaliland Muuse Biixi Cabdi, ayaa tacsi u diray Alle ha u naxariistee marxuumad Shukri Xariir Ismaaciil, oo maanta magaaladda Hargaysa ku geeriyooday.
Madaxweynuhu isagoo ku hadlaya magaciisa, ka dawladda...
Saturday, January 16, 2021
-
Guddoomiyaha SOLJA Oo Ka Hadlay Weriyeyaal Lagu Xidhay Boorama
Afar saxafi ayaa la sheegay in shalay lagu xidhay magaaladda Boorama ee xarunta gobolka Awdal.
Xadhiga weriyeyaashani ayaa la sheegay inuu ka danbeeyay maayarka magaaladda Boorama.
Afartan weriye ee la xidhay ...
Saturday, January 16, 2021
« Previous Page — Next Page »
|
Wararka
|