|
Wararka
-
Midowga Musharaxiinta Mucaaridka Soomaaliya oo Walaac Ka Muujiyey Xaalada Ciidamadii Tobabarka Loogu Qaaday Eritrea
Midowga Musharaxiinta Mucaaridka Soomaaliya ayaa walaac xoogan ka muujiyey xaalada ciidamadii tobabarka loogu qaaday Ereteeriya, xili ay maalmihii u dambeeyay waalidiinta dhalinyaradaas ay muujinayeen cabasho ...
Wednesday, January 20, 2021
-
Wasaaradda Waxbarashada oo Go’aamo Ka Soo Saartay Ardaydii Wax ka Baranaysay Magaalada Maqale Ee Gobolka Tigrey
Wasaaradda warxbarashada iyo sayniska Somaliland ayaa go’aamo ka soo saartay Ardaydii waxbarashadu uga socotay gobolka Tigreyga ee dalka Itoobiya, kuwaas oo qaarkood iyaga oo aan soo wargelin wasaaradda ay dib...
Wednesday, January 20, 2021
-
Minister of Telecommunication and Technology Asked Sierra Leone For ICT Help and Permission to Use it’s .Sl top Level Domain
HARGEISA — On January 21, 2020, the Minister of Telecommunication and Technology, Dr. Abdiweli Soufi Jibril sent a Letter of Intent to the Sierra Leone Minister of Information and Communication Mr. Mohamed Rahman...
Wednesday, January 20, 2021
-
LATEST NEWS Wasaarada Waxbarashada Jsl Oo Ka Hadashay Ardaydii Reer Somaliland Ee Laga Soo Daad Gureeyay Dagaalada Itoobiya Oo Qaarkood Dib Ugu Noqdeen Gobolka Tigreey!
Agaasimaha Guud Ee Wasaarada Waxbarashadda somaliland Axmed Abokor ayaa war-saxaafadeed soo saaray ardaydii reer Somaliland ee laga soo badbaadiyay dagaalada ka socda gobolka tigreey ee itoobiya amar la,aan dib ugu noq...
Tuesday, January 19, 2021
-
Gudoomiyaha Xisbiga Wadani Oo Gudoomay Musharixiinta Xamse Khayre Iyo C/naasir Haaruun
:
Odayaasha dhaqanka, Ganacsatada iyo aqoon-Yahanka Beesha deegaanka Wajaale ee Gobolka Gabiley oo ay Weheliyaan Musharax Xamse Cabdiraxmaan Khayre iyo Musharax Eng. C/naasir Haaruun Warsame ayaa Maanta kulan gaar ah la qaatay...
Tuesday, January 19, 2021
-
Madaxweyne Biixi iyo Safiirka Ingiriiska oo Ka Wada-hadlay Doorashooyinka Isku Sidkan iyo Arrimo Kale
Madaxweyne Biixi iyo Safiirka Ingiriiska
Madaxweynaha Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi waxa uu maanta xafiiska ku qaabilay safiirka dalka Ingiriiska, Amb. Ben Fender oo uu wehelinaayey Mr Stuart Brown oo ah...
Tuesday, January 19, 2021
-
Diiwaanka Xisbiyada Siyaasadda Itoobiya oo Laga Saaray TPLF
TPLF
War ka soo baxay guddiga doorashooyinka dalka Itoobiya ayaa lagu sheegay in gabi ahaanba diiwaanka Xisbiyada dalkaasi laga saaray TPLF oo ah xisbi ay ku xoogganaayeen hoggaanka Tigrayga ee lagaga adkaaday da...
Tuesday, January 19, 2021
-
Xukuumadda Somaliland oo Saylac Ku Xidhay Markab iyo Kalluumaysato Shisheeye
Wararka naga soo gaadhaya magaalada Saylac ayaa waxaa ay sheegayaan in Xukuumadda Somaliland ay halkaasi ku xidhay Markab Kalluumaysi oo si sharci daro ah uga kalluumaysanayay bada.
Markabkan kalluumaysi ayaa w...
Tuesday, January 19, 2021
-
Kulan Duco iyo Baroor-diiq Ah oo Hargeysa Loogu Sameeyay Marxuumad Shugri Xariir
Ururka Gabdhaha Suxufiyiinta ah ee Somaliland ee WIJA, ayaa Kulan Duco iyo Baroor-diiq ah Hargeysa ugu Sameeyey Allaah ha u naxariistii Shugri Xariir Ismaaciil oo ahayd Suxufiyaddii ugu horreysay ee Radio Hargey...
Tuesday, January 19, 2021
-
Wasiir Ka Tirsan Xukuumada Madaxweyne Biixi oo Sheegay In Aanay Dalka GAAJO Ka Jirin, Xilli Nolosha Bulshadu Sii Adkaanayso
Wasiirka Shaqo-gelinta, Arrimaha Bulshada iyo Qoyska Somaliland Mustafe Maxamuud Cali (Godane), ayaa sheegay in aanay dalka ka jirin wax Gaajo ah, balse Mushkiladda ugu weyni tahay Shaqo la’aanta.
Wuxuu wasiirku sidoo k...
Tuesday, January 19, 2021
« Previous Page — Next Page »
|
Wararka
|