|
Wararka
-
Xisbiga KULMIYE Oo Magacaabay Guddiyada Soo Xulista Iyo Diyaarinta Musharraxiinta Golayaasha Wakiillada Iyo Deegaanka!
-Xisbul-xaakimka Jamhuuriyadda Somaliland ee KULMIYE, ayaa magacaabay guddiyo loogu talogalay inay soo xulaan, soona diyaariyaan musharraxiinta xisbiga uga qaybgalaya tartanka doorashada Golaha Wakiillada iyo golayaasha degaannada...
Tuesday, January 26, 2021
-
Midowga Africa Oo Ka Hadlay Xiisada Udhexaysa Somaliya Iyo Kenya.
Midowga Africa ayaa ka hadlay xiisada colaadeed ee udhaxaysa Kenya iyo somaliya oo sii cakirmaysa
Sidoo kale midowga Africa ayaa labada dal ugu baaqay in ay khilaafka udhexeeya wada hadal ku dhameeyaan,
HALKAN KAGA BOGO WARKAN ...
Tuesday, January 26, 2021
-
Xukuumadda Somaliland Ka Hadashay Doorashooyinka Wakhtigooda La Muddeeyay & Go’aan Laga Sugayo Golaha Guurtida!
Xukuumadda Somaliland, ayaa ka hadashay marxaladda siyaasadeed ee dalku halkay marayso, gaar ahaan Doorashooyinka la filayo in sannadkan ay dhacaan, xidhiidhka u dhexeeya Somaliland iyo Beesha Caalamka.
Wasiirka Wasaaradda Arrim...
Tuesday, January 26, 2021
-
DAAWO;-Madax-dhaqameedka Iyo Waxgaradka Beesha Abokor Ciise Oo Eedo Culus Ujeediyay Wasiir Cabdilaahi Abokor Oo Faro Galin Ku Hayo Musharixiinta Beesha Uga Sharaxan
)-Madax-dhaqameedka,waxgaradka iyo siyaasiyiinta iyo dhalinyarada beesha abokor ciise “ciiise muuse” oo manta shir jaraa,id ku qabtay magaalada hargaysa ayaa wasiirka gaadiidka iyo jidadka cabdilaahi abokor ku eedeeyay in uu f...
Tuesday, January 26, 2021
-
Taliyaha Ciidanka Dab Demiska Oo TababarKa Hortaga Khatarta Dabka Uqabtay Saraakiil Katirsan Ciidanka Booliska Jsl.
Taliyaha Ciidanka Dab-demiska Somaliland ayaa maanta tababarkii Saddexaad oo ku saabsan Haanta cuntada lagu karsado u qabtay 52 Sarkaal oo ka tirsan kuuliyada tababarka Ciidanka Booliska ee magaalada Hargeysa.
Tababarkan ayaa...
Tuesday, January 26, 2021
-
Daawo:Wasaarada Deegaanka Somaliland Oo Soo Bandhigtay Qorshe Hawleedkeega Shanto Sano Ee Soo Socda
Daawo:Wasaarada Deegaanka Somaliland Oo Soo Bandhigtay Qorshe Hawleedkeega Shanto Sano Ee Soo Socda
https://youtu.be/jQhPm_LqD5w...
Monday, January 25, 2021
-
DAAWO;-Barnaamijka Xulo Xildhibaankaaga Oo Lagu Soo Marti Qaaday Musharax Xamse Khayre Iyo Su,aalaha Lagu Waydiiyay!
Barnaamijka xul xildhibaankaaga ee Tvga Saab ayaa waxaa marti ku ahaa musharax Xamse Cabdiraxmaan Khayre oo kamid ah aqoonyahan usharaxan golaha wakiilada gobolka maroodi jeex.
Sidoo kale waxaa Barnaamijkan lagu soo casuumay qay...
Monday, January 25, 2021
-
Daawo:Xafiiska Raysalwasaaraha Ethiopia Oo Ka Digay Wararka Been Abuurka ah Ee Caafimaadka Raysalwasaaraha
Daawo:Xafiiska Raysalwasaaraha Ethiopia Oo Ka Digay Wararka Been Abuurka ah Ee Caafimaadka Raysalwasaaraha
...
Monday, January 25, 2021
-
Daawo: Golaha Guurtida Somaliland Oo U Yeedhay Wasiirka Waxbarashada Iyo Dareenada Ku Xeeran
Daawo: Golaha Guurtida Somaliland Oo U Yeedhay Wasiirka Waxbarashada Iyo Dareenada Ku Xeeran
...
Monday, January 25, 2021
-
Xisbiga KULMIYE oo soo Dhaweeyey Murrashax Aadan Jaamac Xaddi + SAWIRRO
Xisbiga KULMIYE ee haya talada dalka Jamhuuriyadda Somaliland, ayaa soo dhaweyn iyo aqbalaad u sameeyey murrashax Aadan Jaamac Xaddi oo ka mid noqday tartamayaasha xisbiga uga qaybgali doona doorashada Gola...
Monday, January 25, 2021
« Previous Page — Next Page »
|
Wararka
|