|
Wararka
-
Qarax Miino oo Lagu Weeraray Askar Ka Tirsan Ciidanka Kenya
Ugu yaraan hal sarkaal oo ka tirsan ciidamada amaanka Kenya ayaa lagu dilay seddex kalena waa lagu dhaawacay fiidnimadii Arbacada qarax miino oo waddada dhinaceeda lagu aasay oo ka dhacday degmada Mandheera.
R...
Friday, January 29, 2021
-
Waxaan balan qaadayaa in aan ka shaqayn doono sidii Gabiley xuquuqdeedda”
Murashax Maxamed C/laahi Jaamac, waxa uu ka mid yahay murashaxiinta u tartamaya doorashadda golaha Wakiiladda Somaliland ee gobolka Maroodijeex.
Maxamed C/laahi Jaamac, waa ganacsade degan magaaladda Gabiley, i...
Friday, January 29, 2021
-
Kulan Dhex Maray Wasiirka Deegaanka Somaliland Haayadda FCDO
Wasiirka wasaaradda deegaanka iyo horumarinta reer miyiga Somaliland Shukri Xaaji Ismaaciil Baandare, ayaa shir la yeelatay saraakiil ka tirsan haayadda FCDO oo ka mida haayadaha ay wada shaqaynta leeyihiin wa...
Friday, January 29, 2021
-
Laascaanood: Badhasaabka Oo Shir La Yeeshay Isku Duweyaasha Wasaarradaha Gobolkaasi
Badhasaabka gobolka Sool C/qani Maxamuud Jiidhe, ayaa shalay kulan la qaatay dhammaan masuuliyiinta iyo hawl-wadeemada Amniga iyo wasaaradaha iyo haayadaha dawladda ee heer gobol.
Kulankaasi oo ka qabso...
Friday, January 29, 2021
-
Donald Yamamoto: Wallee Feytanow Dhaan Dambe Ayaanay Cidina Kuu Dhiiban: Waxa Qoray Cabdiraxmaan Cadami
Dawladda Maraykanku safiirrada ay u magacaabayso in ay wakiillo uga noqdaan dalalka Dunida waxa lagu soo xulaa waayo aragnimadooda iyo aqoonta ay u leeyihiin diblamaasiyadda iyo xidhiidhada caalamiga ah (career ...
Friday, January 29, 2021
-
UK oo Imaaraatka Ku Dartay Liiska Cas
Imaaraatka Carabta, Burundi iyo Rwanda ayaa lagu daray “liiska cas” ee dalalka laga mamnuucay in dadkoodu ay safarro ku tagaan UK.
Tallaabada,oo looga gol leeyahay joojinta faafitaanka nooca cusub ee Coronavirus ee ka s...
Friday, January 29, 2021
-
Akhri Magacyada Ganacsatada Reer Tog-Wajaale Ee Itoobiya Xayirtay Dhammaanba Hantidii Baananka U Taalllay, Eedaha Loo Haysto Iyo Sababta Baanka Dhexe Gulufkii Ugu Cuslaa Ugu Qaaday Ganacsatada
Baanka dhexe ee Xukuumadda Federaalka Waddanka Itoobiya ayaa gabi ahaanba Xayiray, Dhaqdhaqaaqii Maaliyadeed iyo Ganacsina hawada ka saartay Boqollaal Ganacsato ah oo waaweyn oo ay xataa ku jiraan Uguna Badan Yhiin Ganacsato reer ...
Thursday, January 28, 2021
-
Siyaasi faarax Macalin Oo Eedo Culus Ujeediyay Madaxwaynaha Jabuuti, Sheegayna In Uu Kasoo horjeedo Dawladnimada Somaliya
Siyaasi faarax Macalin Oo Eedo Culus Ujeediyay Madaxwaynaha Jabuuti, Sheegayna In Uu Kasoo horjeedo Dawladnimada Somaliya,
HALKAN KAGA BOGO WARKAN OO FAAH FAAHSAN;
Follow
...
Thursday, January 28, 2021
-
DAAWO;-Barnaamijka Xisbiga kulmiye Oo Aqbalay Musharax Eng Aadan Jaamac Iyo Hadaladii Ay Ka Jeediyeen Madaxdhaqameedka Beeshiisu.
:
Raysal wasaaraha Itoobiya, Abiy Axmed, ayaa markii ugu horreysay muddo maalmo ah lagu arkay goob fagaaro ah, kadib markii shaki la geliyay xaaladdiisa caafimaad.
Abiy ayaa ka soo muuqday xarunta qalabka dadka naafada ah ee ...
Thursday, January 28, 2021
-
DAAWO;-Wasiirka Isgaadhsiinta Jsl Oo Hadhimo Sharafeed Ku Maamuusay Musharax Eng Aadan Jaamac Xadi Oo Usharaxan Golaha Deegaanka Caasimada Hargaysa,
Wasiirka wasaarada isgaadhsiinta Iyo technolajiyada Somaliland Dr Cabdiwali Sheekh Cabdilaahi suufi jibriil ayaa hadhimo sharafeed usameeyay musharax Eng Aadan Jaamac xadi oo Usharaxan golaha deegaanka caasimada, madaxdhaqameedka ...
Thursday, January 28, 2021
« Previous Page — Next Page »
|
Wararka
|