|
Wararka
-
Muqdisho: Dawladda Federaalka Oo Sharci Darro Ku Tilmaantay Go’aankii Mucaaradka
Dawladda federaalka Soomaaliya ayaa ka jawaabtay hadallo ka soo yeedhay xubnaha mucaraadka oo sheegay in aanay Maxamed Cabdullaahi Farmaajo, u aqoonsanayn madaxwaynaha Soomaaliya.
Musharaxiinta mucaaradka a...
Tuesday, February 9, 2021
-
Dawladda Sucuudiga Oo Soo Celisay Xoolo Somaliland Uga Dhoofay
Dawladda Sucuudi Carabiya ayaa la sheegay in ay Somaliland dib ugu soo celisay markab sida Xoolo ka badan 17000, Kun oo nee foo Adhi ah.
Xoolahan oo todobaadkii hore ka dhoofay dekedda magaalada Berbera ee So...
Tuesday, February 9, 2021
-
Isku Duwaha W. Caafimaadka Sool Oo Xadhiga Ka Jaray MCH Laga Hirgeliyay Deegaanka DAN
Isu duwaha wasaaradda caafimaadka Somaliland ee gobolka Sool Dr. Maxamuud Xaaji Khaliif, ayaa maanta xadhiga ka jaray xarun caafimaad oo laga hirgeliyay deegaanka Dan oo ka tirsan degmadda Boocame.
Xadhig ...
Monday, February 8, 2021
-
Xassan Sheekh oo Farmaajo Ku Eedeeyay Inuu Mugdi Geliyay Mustaqbalka Soomaaliya
Xasan Sheekh iyo Farmaajo
Xasan Sheekh Maxamuud, Madaxweynihii hore ee Soomaaliya ayaa eedaymo kulul u jeediyay Farmaajo, isagoona ku eedeeyey inuu Soomaaliya galiyey xaalad hubanti la’aan ah oo mugdi sii gel...
Monday, February 8, 2021
-
Jeedadda Shir Somaliland iyo Qaadhaan-bixiyeyaasha Ku Dhexmaray Kenya
Wasiirka Qorsheynta Qaranka Somaliland Xasan Maxamed Gaafaadhi ayaa ka warbixiyay shir ay dhawaan dalka Kenya kaga qayb galeen isaga iyo wasiirka maaliyadda Somaliland.
Wasiir Xasan Maxamed Gaafaadhi, waxa uu s...
Monday, February 8, 2021
-
Madaxweynaha Somaliland oo Kulan La Qaatay Maayirrada iyo Badhasaabadda Dalka
Madaxweynaha Somaliland, Maayirrada iyo Badhasaabadda Dalka
Madaxweynaha Somaliland, Muuse Biixi Cabdi, ayaa maanta kulan loogu diyaargaroobayo, laguna dardargelinayo doorashooyinka goleyaasha Wakiillada iyo De...
Monday, February 8, 2021
-
Qaramada Midoobay oo Ka Walaacsan In Dambiyo Culus Lagu Galay Gobolka Tigray
Mas’uul sare oo ka tirsan Qaramada Midoobay ayaa ka digtay in ay jirto suurtagalnimo heer sare ah oo ku aaddan in xadgudubyo bani’aadannimo iyo dambiyo lagu geystay gobolka Tigray, haddii dowladda Itoobiya ayna qaadin tallaabo...
Monday, February 8, 2021
-
Xisbiga KULMIYE oo Soo Bandhigay Laba Murrashax oo Miisaan Leh oo Uga Qab Galaya Doorashada Goleyaasha Wakiillada iyo Deegaanka
Xisbiga Kulmiye
Xisbiga Kulmiye, ayaa soo bandhigay maanta laba murrashax oo miisaan leh oo u kala tartamaya doorashada Golaha Wakiillada iyo Golaha Deegaanka caasimadda Hargeysa.
Kulan ballaadhan oo ka qa...
Monday, February 8, 2021
-
Maraykanka oo Ka Digay Xiisadda Siyaasadeed Ee Soomaaliya Farriina U Diray Dhinacyada Ku Muransan
Home Latest News
Latest
Donald Yamamoto
Dowladda Maraykanka, ayaa si adag uga hadashay xiisadda siyaasadeed ee ka taagan Soomaaliya, taas oo sii xoogaysatay kaddib markii ay dhammaatay muddada xilka ...
Monday, February 8, 2021
-
Tartanka Ciyaaraha Goboladda DDS Itoobiya Oo Jig-jiga Ka Furmaya
Tartanka ciyaaraha Kubbadda cagta ee goboladda iyo degmooyinka dawlad deegaanka Soomaalida Itoobiya oo berri ka furmaya magaaladda Jig-jiga.
Tartankaasi oo noqonaya kii sideedaad ayaa la filayaa inuu si rasmiya u ...
Monday, February 8, 2021
« Previous Page — Next Page »
|
Wararka
|