|
Wararka
-
Guddoomiyaha Horyaal TV Oo Ka Hadlay Xadhiga Weriye Hoodo Garays
Guddoomiyaha telefishanka Horyaal TV Maxamed Cismaan Mirre (Sayid), ayaa wax laga xumaado ka xumaaday jidh dil iyo dhaawacyo ay ciidamadda booliska Hargaysa u gaysteen weriye Hoodo Garays iyo hooyadeed.
Falkaasi ...
Monday, February 22, 2021
-
Somaliland: Tiradda Kiisaska Covid-19 Oo Todobaadkan Si Weyn U Korodhay
Wasaaradda caafimaadka Somaliland ayaa shaacisay in ay maalmahan aad u soo kordheen faafitaanka iyo kiisas aad u fara badan oo xanuunka Coronavirus ah.
Waxaanay wasaaradu sheegtay in todobaadkii u danbeeyay u...
Monday, February 22, 2021
-
Golaha Guurtidda Somaliland Oo Ansixiyay Xeerka Shaqaalaha Rayidka ah
Golaha Guurtida Somaliland ayaa maanta ansixiyay xeerka shaqaalaha Rayidka ah ee Xeer Lanbar 31/2020-ka.
Xeerkaasi oo muddo hor yaallay golaha Guurtidda ayay goluhu ku soo sameeyeen kaabis iyo wax ka bedel....
Monday, February 22, 2021
-
Sool: Wasaaradda Deegaanka Oo Bur-buriyay Dhuxul Fara Badan
Wasaaradda deegaanka iyo horumarinta reer miyiga Somaliland ayaa deegaamo ka tirsan gobolka Sool ka fulisay hawl gallo ay ku bur-buriyeen dhir badan oo la jaray oo Dhuxul laga shidayay.
Iyadoo maalmahan u danb...
Monday, February 22, 2021
-
Madaxweynaha Puntland Oo Eeddo Culus U Jeediyay Farmaajo
Madaxweynaha maamul goboleedka Puntland ayaa dhaliilo culus u jeediyay madaxweynaha dawladda federaalka Soomaaliya Maxamed C/laahi Farmaajo.
Eedahaasi oo la xidhiidhay muranka ka taagan doorashooyinka iyo khi...
Monday, February 22, 2021
-
Hargaysa: Tartanka Ciyaaraha Kubbadda Cagta Kooxaha Heerka Koowaad Oo Furmay
Tartanka ciyaaraha Kubbadda cagta ee heerka koowaad iyo heerka labaad ee kooxaha caasimadda Hargaysa ayaa maanta ka furmay garoonka Hargeisa stadium.
Waxaana tartankaasi si rasmi ah u furay wasiirka wasaaradda ...
Monday, February 22, 2021
-
Komishanka Doorashooyinka Oo Soo Saaray Shuruudaha Looga Baahan Yahay Musharixiinta Utartamaya Gole-yaasha Deegaanka Iyo Wakiilada Jsl.
Iyadoo Ay Muddo 100 maalmood ah, ka hadhsan Wakhtiga loo qorsheeyey in ay dalka ka qabsoonto Doorashooyinka gole-yaasha Wakiillada iyo deegaanka, Oo la filayo in ay dhacaan 31 bisha May.
Xili Ay Xisbiyada iyo beelaha ayaa ku m...
Sunday, February 21, 2021
-
Madaxweynaha Jsl Oo Xadhigga Ka Jaray Dhisme Laba Dabaq Ah Oo Loo Bineeyey Wasaaradda Beeraha,
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi, ayaa maanta si rasmi ah xadhigga uga jaray dhisme laba dabaq ka kooban oo loo bineeyey wasaaradda horumarinta Beeraha, kaas oo laga maalgeliyey cashuurta laga qaado...
Sunday, February 21, 2021
-
DAAWO;-Maamulka Dawlada Hoose Ee Gabiley Oo Magaalada Wajaale Ka Dhagax Dhigay Wado 2Km Oo Laami Ah.
Maamulka gobolka gabiley ayaa manta magaalo ganacsiyeedka tog wajaale ka dhagax dhigay wado laba 2km oo laami rooga ah taasi oo ay hirgalinayso dawlada hoose ee gabiley.
Maayara magaalada gabiley oo hormuud u ah golaha deegaan...
Sunday, February 21, 2021
-
Madaxwaynihii Hore Ee Somaliland Axmed Siilaanyo Oo u Kicitamay Wadanka Imaaraadka Carabta.
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi oo Gurigiisa Ku Booqday Madaxweynihii hore ee Somaliland, Mudane Axmed Maxamed Silaanyo Oo Maanta Dalka Imaaraadka Carabta u Dhoofay, iyadoo madaxweynuhu ku sii sago...
Sunday, February 21, 2021
« Previous Page — Next Page »
|
Wararka
|