|
Wararka
-
DAAWO;-Abwaan Cabdilaahi Xasan Ganey Oo Khudbad Dardaaran Iyo Dhiiri Galin Ah Ujeediyay Ardayda Dugsiga Nuuradiin.
Abwaan Cabdilaahi Xasan Ganey oo kamid ah Hal abuurka dhalinyarada ah ee dalka dibadiisa ku nool ayaa khudbad dhinacyo badan taabanaysa jeediyay kumanaan kamid ahardayda waxka barata dugsiga sare ee nuuradiin qaybtiisa raga.
A...
Tuesday, February 23, 2021
-
DAAWO;-Siyaasi Cali Guray Oo Kabaha La Dulmaray Wasiir Cismaan Dube, Naanays Cusubna Ubixiyay.
Siyaasi cali maxamed yuusuf (cali guray) oo kamid ah siyaasiyiinta reer Somaliland ee badi ka hadla xaaladaha ka taagan geeska Africa iyo yagiga Somaliland ayaa eedo culus ujeediyay wasiirka warfaafinta somaliya Cismaan dube isag...
Tuesday, February 23, 2021
-
DAAWO;-Ex Wasiir Shirwac Oo Madaxwayne Kuxigeenka Jsl Ku Eedeeyay In Uu Faro Galin Ku Hayo Beeshiisa.
Wasiirkii hore ee wasaarada qorshaynta xukuumada madaxwayne biixi Shirwac ayaa eedo culus ujeediyay madaxwayne kuxigeenka Somaliland cabdiraxmaan sayliici oo uu sheegay in uu faro galin ku hayo musharrax ay beelaha baha samaroon e...
Tuesday, February 23, 2021
-
DAAWO;-Shirkada Oomaar Oo Deeq Mucaawino Ah Ku Wareejisay Cisbitaalka Dhimirka Ee Magaalada Gabiley.
GABILEY(W,N)-Shirkada Oomaar company ayaa deeq mucaawimo Iskugu jirtay furaashyo iyo agab kale ugu deeqday dadka dhimirka ka buga eek u jira cisbitaalka magaalada gabiley Waxaana deeqdan kala wareegay maamulka cisbitaalka oo ug...
Tuesday, February 23, 2021
-
Hogaanka Xisbiga Kulmiye Oo Kulan La Yeeshay Wafti Ka Socday Beesha Caalamka Iyo Arimaha Ay Kawada Hadleen!ppppppppppppppppppppppppppp
Guddoomiye-ku-xigeenka 2aad ee xisbiga KULMIYE Mudane, Axmed Cabdi Xuseen (Axmed Cabdi-dheere), waxa uu maanta xafiiskiisa ku qaabilay wefti diblumaasiyiin iyo madax sar-sare ah oo ka socda dalalka iyo ururrada kala shaqeeya So...
Tuesday, February 23, 2021
-
Ururka Solja Oo Ka Hadlay Tacadi Ay Ciidanka Boolisku Kula Kaceen Wariye Hoodo Garays.
Gudoomiyaha ururka suxufiyiinta Somaliland ee solja ayaa soo saaray warsaxafadeed uu kaga hadlayo xadhig iyo tacadi ay ciidanka boolisku kula kaceen saxafiyad Hoodo Garays
Sidoo kale Ururka Suxufiyiinta Somaliland Ee Solja ayaa ...
Tuesday, February 23, 2021
-
Wasiirka Arimaha Dibada Jsl Oo Kormeer Ku Tagay Dhismaha Xarunta Agoomaha Oo Kuwait Ka Hirgalinayso Magaalada Laascanood.
Wasiirka wasaarada arimaha dibada Somaliland Prof Yaasiin Xiir Faratoon ayaa kormeer kusoo maray xarunta agoomaha loogu talo galay oo dalka Kuwait ka hirgalinayso duleedka magaalada laascanood
Sidoo kale waxaa wasiirka arimaha...
Tuesday, February 23, 2021
-
Madaxwaynaha Jsl Oo Madaxtooyada Ku Qaabiley Suldaan Daa,uud Suldaan Maxamed Suldaan Cabdiqaadir.
Madax-dhaqameedka Deegaanka Marxuumka Suldaan Maxamed Suldaan Cabdiqaadir oo dhawaan geeriyooday, ayaa madaxweynaha la yeeshay kulan ay kaga mahadnaqayaan doorkii shariifka ahaa iyo kaalintii mugga iyo milgaha lahayd ee madaxweyn...
Monday, February 22, 2021
-
DAAWO;-Xisbiga Wadani Oo Ka Hadlay Jidh Dil Iyo Xadhig Ay Ciidamada Boolisku Kula Kaceen Suxufiyad Hoodo Garays!
Masuuliyiin katirsan Xisbiga Mucaaridka ah ee Wadani Ayaa hoyga ay ka degan yihiin ku booqday magaalada hargaysa Hoodo Garays Iyo Hooyadeed oo ciidamada booliska somaliland iskugu dareen Jidh Dil Iyo Xadhig .
HALKAN KA DAAWO...
Monday, February 22, 2021
-
Gudoomiyaha Xafiiska Imtixaanaadka Oo Murashixiinta Uga Digay In Ay Soo Qaataan Shahaadooyin Been Abuur Iyo Talaabooyinka Ay Ku Hubinayaan
Guddoomiyaha Xafiiska Imtixaanaadka Qaranka Jamhuuriyadda Somaliland Daa’uud Axmed Faarax, ayaa shaaciyey in maalinta berri ee 23-ka bisha Febuary la bilaabayo qabashada shahaadooyinka iyo macluumadka dhinaca aqoonta ee looga...
Monday, February 22, 2021
« Previous Page — Next Page »
|
Wararka
|