-
Gudoomiyaha Xisbiga Ucid Oo Xukuumada Ugu Baaqay In Ay Deg Deg Wax Uga Qabato Tabashada Ciidamada Qaranka.
Gudoomiyaha xisbiga ucid faysal cali waraabe ayaa ka hadlay tabashada kazoo yeedhay ciiidamada qaranka Somaliland ee jiida hore kuwaasi oo gadood sameeyay
Sidoo kale faysal ayaa xukuumada ugu Baaqay in ay deg deg wax uga qabato ...
Saturday, February 27, 2021
-
Dawlada Maraykanka Oo Cuna-qabatayn Ku soo Rogtay Qaar ka mida Madaxda Boqortooyada Sucuudiga.
Dhawaan ayay ahayd markii dawlada maraykanku shaaciyay cida amartay dilkii wariyihii sucuudiga udhashay ee lagu dilay dalka turka oo ay sheegeen in uu amray maxamed binu salmaan dhaxal sugaha boqortooyada sucuudiga
Sidoo kale da...
Saturday, February 27, 2021
-
Dawladda Taiwan Oo Malaayiin Dollar Kaga Qayb-qaadanaysa Doorashooyinka Isku Sidkan Ee Somaliland.
Dawladda Taiwan, ayaa Somaliland ku caawinaysa Dhaqaale ay ugu talo-gashay inay kaga qayb-qaadato Doorashooyinka Goleyaasha deegaanka iyo Wakiillada oo la qorsheeyay inay dalka ka dhacaan 31-ka bisha 5-aad ee 2021.
Taiwan ayaa...
Saturday, February 27, 2021
-
Latest News Bali-gubadle: Dhul Daaqsimeed Seereyaal Laga Samaystay Oo La Baabiiyay
Maamulka gobolka Hawd ayaa maanta ka tirsan gobolkaasi ka fuliyay hawl-gal lagu baabiinayay dhul daaqsimeed ay dad gaar ahi si sharci darro ah u Ooteen.
Hawl-galkaasi oo saaka laga fuliyay banka loo yaqaano d...
Saturday, February 27, 2021
-
Saameyn Weyn oo Ka Dhalatay Dagaalka Xuduudda Ee Itoobiya iyo Suudaan
Qoxootiga reer Itoobiya ee ku sugan magaalada Khartuum ee dalka Suudaan ayaa sheegay in tani iyo markii ay billowdeen dagaallada dhanka xadka ee u dhaxeeya Suudaan iyo Itoobiya loo diiday in ay lacagahooda ay ...
Saturday, February 27, 2021
-
Wareysi lala yeeshay Gudomiyaha xisbiga CAHDI
Muqdisho–Barnaamijka Martida Makarafoonka waxa uu ku saabsan yahay is-afgarad dhowaan dhexmaray Ra’iisulwasaare Maxamed Xuseen Rooble iyo musharraxiinta mucaaradka ah.
Barnaamijka oo uu marti noogu yahay Gudomiyah...
Saturday, February 27, 2021
-
Axmed Inni Oo Hadhimo Sharafeed Ku Maamuusay Musharaxiin U Tanaasulay
Xildhibaan musharax Axmed Cabdi Muuse (Axmed Ini), oo ka mid ah golaha Wakiiladda ahna musharax utaagan doorashada soo socota.
Xildhibaan Axmed Inni, ayay sidoo kale mar kale beeshu u soo xulatay inuu u tartamo ...
Saturday, February 27, 2021
-
Jabuuti oo Soo Deynaysa Muwaadin Hore Somaliland Ugu Dhiibtay
Xukuumada Somaliland ayaa la sheegay inay dalka ku soo celinayo muwaadin Somaliland u dhashay oo dalka Jabuuti muddo ugu xidhnaa dembi la xidhiidha argagaxiso, ka dib markii madaxda Somaliland kala xaajoodeen dh...
Saturday, February 27, 2021
-
DAAWO;-Gudoomiyaha Xisbiga Ucid Oo Ka Qaybgalay Munaasibad Shaacinta Labada Musharax Shucayb Oo Lagu Qabtay Magaalada Gabiley.
Gudoomiyaha xisbiga cid eng faysal cali waraabe ayaa sidiiran loogu soo dhaweeyay magaalada gabileyoo uu kaga qaybgalay munaasibd lagu shaacinayay laba musharax oo deegaanka wakiilada usharaxan gobolka maroodi jeex oo lagu qabtay...
Thursday, February 25, 2021
-
Daawo:”Somaliland Waxay Ilaalinta Xuquuqal Insaanka Kaga Horaysaa Dalal Badan”Saylici
madaxwayne ku xigeenka Somaliland ayaa sheegay inay Somaliland horumar ka gaadhay dhinaca ilaalinta xuquuqal insaanka,waxaanu sheegay inay dalal badan kaga horayso oo caalamka ah,waxaanu sidaasi ka sheegay Saylici mar uu dhinaca ...
Thursday, February 25, 2021
« Previous Page — Next Page »