|
Wararka
-
Fanaanad Shamis Qarda Jeex Oo Marwo Khadra Xayd Ka Difaacday Hadalo Aflagaado Ah Oo Ay Kula Dul Dhacday Idil Farmaajo. Toronto(W,N)-
Halgamaa Fanaanad Shamis Cali faarax (Shamis Qarda Jeex) Oo Kamid Ahayd Gabdhihii fanaaniinta ahaa ka Qayb Qaatay Halgankii Xornimo doonka Dalka Jabuuti Islamarkaana qaada heesta Calanka Jabuuti Ayaa Madaxwaynaha Jabuuti Isma...
Monday, March 1, 2021
-
Guddoomiyaha Maxkamadda Sare Ee jsl Oo Xafiiskiisa Ku Qaabilay Madaxa Ururka Caalamiga ah Ee Dhismaha Nabadda
Guddoomiyaha Maxkamadda Sare ee Jamhuuriyadda Somaliland garyaqaan Aadam Xaaji Cali Axmed oo uu wehelinayay la taliyaha Maxkamadda Sare Dayib Muxumed Nuur ayaa manta shir la yeeshay madaxa Ururka caalamiga ah ee dhismaha nabadd...
Sunday, February 28, 2021
-
Madaxwaynaha Jsl Oo Tacsi Udiray Marxuum Cabdiraxmaan Maxamuud Ibraahim (Saqadhi) Oo Ku Geeriyooday Hargaysa.
CSI MADAXWEYNE: 28/02/2021
INNAA LILLAAHI WA INNAA ILAYHI RAAJICUUN
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi, isagoo ku hadlaya magaciisa, ka dawladda iyo ka shacbiga Jamhuuriyadda Somaliland, waxa uu dham...
Sunday, February 28, 2021
-
DAAWO;- Abaanduulaha Ciidanka Qaranka Iyo Wafti Uu Hogaaminayo Oo Gaadhay Jiida Hore Ee Tukaraq.
TUKARAQ(W,N)-Abaandulaaha ciidanka qaranka Somaliland oo uu weheliyo taliyaha aaga bari ee ciidanka qaranka iyo badhasaabka gobolka sool ayaa gaadhay fadhiisimada ciidanka qaranka ee tukaraq.
Sidoo kale Masuuliyiintan ciidan...
Sunday, February 28, 2021
-
DAAWO;-Gudoomiyaha Haayada Qaxoontiga Iyo Barakacayaasha Oo Iska Difaacay Eedo Uga Yimid Ururka Mujaahidiinta Sooyaal.
Gudoomiyaha haayadaqaxoontiga iyo barakacayaash qaranka Cabdikariim Xinif ayaa iska difaacay eedo ay usoo jeediyeen xubno kamid ah ururka mujaahidiinta sooyaal
Sidoo kale Gudoomiye xinif ayaa ka hadlay caqabadaha ka haysta in ay...
Sunday, February 28, 2021
-
Bulsho TV Oo Raali-gelin Ka Bixiyay War Uu Hore U Baahiyay
Telefishanka gaarka loo leeyahay ee Bulsho TV oo xaruntiisu tahay magaaladda Hargaysa ayaa raali-gelin ka bixiyay war uu todobaadkan baahiyay.
Warkaasi oo ku saabsanaa cabasho ka soo timid ciidamadda qaranka iy...
Sunday, February 28, 2021
-
U Jeedadda Kulan Dhex Maray komishanka Tamarta iyo Shirkadaha Korontadda
Komishanka Tamarta qaranka ee Somaliland ayaa kulan la yeeshay masuuliyiinta shirkadaha bixiya addeegyadda Korontadda ee dalka ka hawl-gala.
Kulankaasi oo ka qabsoomay xarunta komishanka Tamarta ee magaaladda H...
Sunday, February 28, 2021
-
Somaliland: Olole Dadka Lagaga Baadhayo Covid-19 Oo Goboladda Laga Fuliyay
Wasaaradda caafimaadka Somaliland ayaa maalmihii la soo dhaafay goboladda dalka ka fulisay olole bulshadda lagaga baadhayay si bilaash ah xanuunka Coronavirus oo ay weli khatartiisu taagan tahay.
Waxaanay o...
Sunday, February 28, 2021
-
Mashruuca Tamarta Cadceedda Cusbitaalka Laascaanood Oo Xadhiga Laga Jaray
Waxaa maanta xadhiga laga jaray mashruuca Tamarta Cadceedda ku shaqeeya oo laga hirgeliyay cusbitaalka guud ee magaaladda Laascaanood.
Waa mashruuc faa’iido weyn u leh dadweynaha magaaladda Laascaanood...
Sunday, February 28, 2021
-
DAAWO;-Maxbuus 20Sano Ku Xidhnaa Jeelka Hargaysa Oo Lasii Daayay.
Maxbuus 20sano ku xidhaan jeelka hargaysa ayaa manta dib uhelay xoriyadiisii kadib markii uu sidii loosii daynlahaa uu ka shaqeeyay cabdimaalik muuse coldoon
HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;
Follow
...
Saturday, February 27, 2021
« Previous Page — Next Page »
|
Wararka
|