Basaska Hargaysa Oo Cabanaya Kor U Kac Ku Yimid Qiimaha Shiidaalka
Ururka iskaashatadda Basleyaasha caasimadda Hargaysa ayaa cabasho xoogan ka muujiyay qiimaha Shiidaalka oo ay kordhiyeen shirkadaha soo dejiya shiidaalka ee dalka keenna.
Waxaanay ku eedeeyeen shirkadaha Shiida...
Wednesday, March 3, 2021
Wasaaradda Beeraha Oo Daah-furtay Mashruuc Lagu Taageerayo Beeralayda
Wasaaradda horumarinta beeraha Somaliland ayaa maanta magaaladda Hargeysa ka daah-furtay barnaamij lagu taageerayo in ka badan 16-kun oo beeralay ah ka mida.
Munaasibad lagu qabtay huteelka Maansoor oo mashruucaasi...