Guddoomiyaha UCID Oo Ka Hadlay Sii Daynta Murashaxiintii Ka Xidhnaa
Guddoomiyaha xisbiga mucaaradka ah ee UCID Eng. Faysal Cali Waraabe, ayaa madaxweynaha Somaliland ku bogaadiyay sii daynta laba murashax oo xisbigaasi ka tartamayay oo hore loo xidhay.
Balse labadaasi murasha...
Sunday, March 7, 2021
Xaalad Biyo La’aaneed Oo Ka Taagan Gobolka Saraar
Xaalad abaareed iyo biyo la’aaneed oo aad u daran ayaa laga soo sheegayaa goboladda bariga Somaliland gaar ahaana gobolka Saraar.
Guddoomiyaha gobolka Saraar Maxamed Cismaan Xaaji Axmed, oo arrintaasi k...
Sunday, March 7, 2021
Hargaysa: 48 Arday Oo Ku Dhaawacmay Dhisme Dab Ka Kacay
Ilaa 48 arday ayay dhaawacyo kala duwani ka soo gaadheen kadib markii dhisme ay wax ku baranayeen uu Dab ka kacay magaaladda Hargaysa.
Dhismaha Dabku ka kacay ayaa ku yaalla meel u dhaw xabsiga dhexe ee magaaladda...
Sunday, March 7, 2021
20 Qof Oo Ku Geeriyooday Qaraxyo Ka Dhacay Dalka Equatorial Guinea
In ka badan 20 qof ayaa ku geeriyooday qaraxyo is xig xigay oo maanta ka dhacay magaaladda Bata ee dalka Equatorial Guinea.
Sidoo kale waxaa qaraxyadaasi oo ilaa afar qarax ahaa ku dhawaacmay ku dhawaad 400, oo...