HOME
Wararka
Articles
Arimaha Diinta
Muuqaalo
Contact
About Us
Wararka
Walaahi bilaahi gacan baanu wax kaga qabanaynaa haday xishoon waayaan”
Guddiga nabadgeliyadda ee gobolka Togdheer ayaa soo saaray go’aamo lagu joojinayo barnaamijyo mada-daalo ah oo ay qabtaan hudheeladda magaaladda Burco. Waxaanay guddigu wacad ku mareen in aanay dhici doonin i...
Saturday, March 13, 2021
“Burco ama waxay noqon doonntaa Somaliland ama meel maamul goonniya leh”…
Mulkiilaha hudheelka Isha Burco oo ku yaalla magaaladda Burco ee xarunta gobolka Togdheer Jaamac Maxamuud Aadan (Jaamac-karaaciin), ayaa wax laga xumaado ku tilmaamay go’aamo ay maanta soo saareen guddiga naba...
Saturday, March 13, 2021
Machadka IPCS oo Shir Caalami Ah Ku Soo Bandhigay Xasuuqii Somaliland Ka Dhacay
Machadka IPCS Xubno ka tirsan Machadka Nabadda iyo Daraasaadka Khilaafaadka ee Jaamacadda Hargeysa ayaa xasuuqyadii ka dhacay Somaliland ku soo bandhigay shir caalami ah oo loo qabtay xuska xasuuqyadii hore caa...
Saturday, March 13, 2021
Guddoomiyaha Waddani Oo Ka Hadlay Xaaladda Wadamadda Geeska Afrika
Guddoomiyaha xisbiga mucaaradka ah ee Waddani ayaa sheegay in ay taageerayaan wadahadalada u dhexeeya Somaliland iyo Soomaaliya. C/raxmaan Maxamed C/laahi (cirro), waxa uu tilmaamay in wadahadalku uu yahay waxa...
Saturday, March 13, 2021
Guddida Doorashooyinka oo Wakhti Kama Dambays Ah U Qabtay Saddexda Xisbi Qaran
Madaxda Sadexda Xisbi Qaran ee Somaliland Guddida doorashooyinka Qaranka Somaliland, ayaa wakhtiga kama dambaysa ah u qabtay Saddexda Xisbi qaran in ay ku soo gudbiyaan liisaska Murrashaxiinta goleyaasha Deegaa...
Saturday, March 13, 2021
Murashax Mustafe Shiraaqle Oo Socdaal Ku Soo Maray Deegaamo Ka Tirsan G. Maroodijeex
Murashax Mustafe Muuse Shiraaqle, ayaa socdaal uu bulshadda ku wacyigelinayay in qaa5taan kaadhka codbixinta ku tegay deegaamo ka tirsan gobolka Maroodijeex. Waxaanay murashaxa iyo wefti uu hogaaminayay ay korme...
Saturday, March 13, 2021
Golaha Guurtida oo Dood Ka Yeeshay Xeerka Sahaminta Shidaalka Dalka
Sahaminta Shidaalka Somaliland Fadhi ay maanta yeesheen Xildhibaanada golaha Guurtida Somaliland ayaa waxa ay Xildhibaanadu dood adag kaga yeesheen Xeerka Sahaminta Shidaalka dalka. Fadhigan oo shir gudoominaa...
Saturday, March 13, 2021
Badhasaabka Sool Oo Kormeeray Goobaha Qaadashadda Kaadhka Codbixinta
Guddoomiyaha gobolka Sool C/qani Maxamuud Jiidhe, ayaa maanta kormeer ku soo maray goobaha ay ka socoto qaadashadda kaadhka codbixinta ee jihadda Hadka gobolkaasi. Badhasaabka Sool waxaa kormeerkaasi wehelinay...
Saturday, March 13, 2021
Ciidamadda Booliska Somaliland oo Xabsiga Dhigtay 8 Arday oo Waxka Barta Dugsiga Salaama
Ciidamadda booliska Somaliland ayaa waxa ay maanta xabsiga u taxaabeen qaar ka mid ah Arday waxka barta Dugsiga Salaama ee magaaladda Hargeysa. Ardaydan ay ciidamada Boolisku xabsiga u taxaabeen ayaa waxa ay tiradoodu ahayd side...
Saturday, March 13, 2021
Madaxweynihii hore Ee Soomaaliya Cali Mahdi Maxamed oo Maanta Aas Qaran Loogu Sameeyay Magaalada Muqdisho
Cali Mahdi Maxamed oo lagu aasay Muqdisho Allaha u naxariistee madaxweynihii hore ee Soomaaliya Cali Mahdi Maxamed ayaa maanta aas qaran loogu sameeyay magaalada Muqdisho, waxaana salaada janaasada ka qeyb-gala...
Friday, March 12, 2021
« Previous Page
—
Next Page »
Wararka
Sheekh Almis Yaxye Oo Ku Baaqay in la sameeyo Jeegaan Diimeed..Daawo
Sidee Loo Helaa Macaanka Cibaadada” Sheekh Maxamed Cumar Dirir.
Tafsiir Gaagaaban || Casharka 189 aad || Al-Maa’ida 48-50… Soo Jeedinta Sh. Maxamed Sh. Cumar Dirir
Sh. Mustafe X.Ismaaciil Haaruun Cudurada Qalbiga Ku dhaca (Al Qalbu Saliim)
Axkaamta Soonka Ramadaan Sheekh Mustafe X.Ismaaciil Haaruun
Hargeysa dawladda ayaa hagratay ee maayar waxba kama qaban karo
Donald Yamamoto: Wallee Feytanow Dhaan Dambe Ayaanay Cidina Kuu Dhiiban: Waxa Qoray Cabdiraxmaan Cadami
More Wararka