HOME
Wararka
Articles
Arimaha Diinta
Muuqaalo
Contact
About Us
Wararka
Madaxwaynah Jsl Oo Tacsi Udiray Marxuum Xildhibaan Axmed Xaashi Oo Ku Geeriyooday Dalka Turkiga
TACSI MADAXWEYNE INNAA LILLAAHI WA INNAA ILAYHI RAAJICUUN Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi, isagoo ku hadlaya magaciisa, ka dawladda iyo ka shacbiga Jamhuuriyadda Somaliland, waxa uu dhambaal tacsi...
Saturday, March 20, 2021
DAAWO;-Xildhibaanada Golaha Guurtida Oo Dood Ka Yeeshay Adeegyada Arimaha Bulshada
Xildhibaana golaha guurtida ayaa fadhigoodii manta dood ka yeeshay adeegyada arimaha bulshada oo gaabis badani ka taagan sida caafimaadka waxbarashada iyo biyaha HALKANKA DAAWO MUUQAALKA WARKAN; ...
Saturday, March 20, 2021
Ra’iisul Wasaaraha Dalka Pakistan Oo Laga Helay Cudurka Covid 19, Labo Maalmood Uun Kadib Markii Uu Qaatay Tallaalka.
Raysal wasaaraha dalka paakistaan Cimran Khan ayaa laga helay xanuunka coronavirus laba maalmood kadib uun markii uu qaatay talaalka ka hortaga covid19 iyadoo xaaladiisa caafimaad lalal tacaalayo laguna kaarintimeeyay gurigiisa ...
Saturday, March 20, 2021
Bisha Saddexaad Ee Sannadka 2021 Oo Gabo-gabo Ah & Heshiisyadii Somaliland Iyo Kenya Oo Aan Weli Wax Muuqdaa Ka Hirgelin
Badhtamihii bishii December 2020, waxa Dawladaha Somaliland iyo Kenya ay Magaalada Nairobi ku kala saxeexdeen heshiis labada dhinacba Muhiim u ahaa. Heshiiskan oo dhacay, ka dib markii Madaxweynaha Somaliland Md. Muuse Biixi Cab...
Saturday, March 20, 2021
Xukuumada Somaliland Oo Ka Hadashay Sobobta Ay Dalka Uga Joojisay Shirkadaha Air Arabia Iyo Fly Dubai!
Xukuumadda Somaliland, ayaa ka hadashay Sababta ay Somaliland uga shaqayn waayeen Shirkadaha diyaaradaha ee Air Arabia iyo Fly Dubai. Wasiirka Wasaaradda Gaadiidka iyo Horumarinta Jidadka ee Somaliland Cabdillaahi Abokor Cismaan o...
Saturday, March 20, 2021
Wajaale; Beelo Taageero Balaadhan U Muujisay Musharixiinta Maxamed Cismaan Liimo Iyo Eng Maxamed Dayib
Waxgaradka, Dhalinyarada, iyo haweenka Beesha fiqi jibriil oo kamid ah beelaha dega gobolka gabiley iyo Deegaanada itoobiya ayaa munaasibad balaadhan oo ay Habeenkii xalay ku qabteen magaalada wajaale taageero umuujiyay musharixii...
Saturday, March 20, 2021
DAAWO;-Maamulka Dawlada Hoose Ee Gabiley Oo Soo Kormeeray Dhismaha Wadooyin Laami Ah Oo Ay Ka Hirgalinayaan Magaalada Wajaale
Maayarka magaalada gabiley oo ay weheliyaan xoghayaha dawlada iyo xubno katirsan golaha deegaanka gabiley ayaa manta kormeer kusoo maray dhismaha wadooyin casri ah oo ay dawlada hoose ee gabiley ka hirgalinayso magaalo ganacsiyeed...
Thursday, March 18, 2021
Guddida Xallinta Khilaafaadka Musharixiinta Xisbiga Wadani Oo Ka Hadlay Cabashooyin Kasoo Gaadhay Qaabka Wax Loo Xulay.
Gudida xalinta khilaafaadka musharixiinta xisbiga wadani ayaa ka hadlay cabashooyin kazoo baxay qaabkii ay wax uxuleen murano udhexeeyay musharixiinta qaar laqaatay iyo kuwo laga tagay HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN; ...
Thursday, March 18, 2021
Warbaahinta Imaaraadku Maxay Ku Sheegtay Shaqada Wakiilkii Uu Madaxweyne Biixi Ka Guddoomay Waraaqaha Aqoonsiga? Dubai (W,N)-Warbaahinta Dalka Imaaraadka Carabta, ayaa wax ka
Warbaahinta Dalka Imaaraadka Carabta, ayaa wax ka qortay Wakiil Dawladda Imaaraadka Carabtu u soo Magacowday Somaliland, kaasi oo Toddobaadkan uu Madaxweyne Muuse Biixi Cabdi ka guddoomay Waraaqaha Aqoonsiga. Wakaaladda Warark...
Thursday, March 18, 2021
Madaxwaynaha Jsl Oo Tacsi Udiray Marxuum Ismaaciil Mire Maxamed Oo Ku Geeriyooday Hargaysa
: TACSI MADAXWEYNE: 18/03/2021 INNAA LILLAAHI WA INNAA ILAYHI RAAJICUUN Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi, isagoo ku hadlaya magaciisa, ka dawladda iyo ka shacbiga Jamhuuriyadda Somaliland, waxa u...
Thursday, March 18, 2021
« Previous Page
—
Next Page »
Wararka
Sheekh Almis Yaxye Oo Ku Baaqay in la sameeyo Jeegaan Diimeed..Daawo
Sidee Loo Helaa Macaanka Cibaadada” Sheekh Maxamed Cumar Dirir.
Tafsiir Gaagaaban || Casharka 189 aad || Al-Maa’ida 48-50… Soo Jeedinta Sh. Maxamed Sh. Cumar Dirir
Sh. Mustafe X.Ismaaciil Haaruun Cudurada Qalbiga Ku dhaca (Al Qalbu Saliim)
Axkaamta Soonka Ramadaan Sheekh Mustafe X.Ismaaciil Haaruun
Hargeysa dawladda ayaa hagratay ee maayar waxba kama qaban karo
Donald Yamamoto: Wallee Feytanow Dhaan Dambe Ayaanay Cidina Kuu Dhiiban: Waxa Qoray Cabdiraxmaan Cadami
More Wararka