|
Wararka
-
Donald Trump oo Maxkamad Lala Koray
Donald Trump
Laba sarkaal oo ka mid ah booliska xarunta Congress-ka ee Capitol Hill ayaa diiwaan-geliyey dawacd ka dhan ah madaxweynihii hore ee Mareykanka Donald Trump, iyaga oo sheegay inuu huriyey weerarkii dh...
Thursday, April 1, 2021
-
Guddoomiyaha Maxkamada Sare Ee Somaliland oo Shaqadii Ka Joojiyay Garsoore Ka Tirsan Maxkamadda Degmada Maydh
Home Latest
Guddoomiyaha Maxkamadda Sare ee Somaliland
Guddoomiyaha Maxkamadda Sare ee Somaliland ahna guddoomiyaha guddida cadaaladda jamhuuriyadda Somaliland garyaqaan Aadam Xaaji Cali Axmed, ayaa sh...
Thursday, April 1, 2021
-
Maxaa Lagaga Hadlay Shirkii Golaha Wasiiradda Ee Maanta?
Home Latest
Shirka Golaha Wasiirada
Fadhigii 73aad ee golaha wasiirrada Somaliland oo uu shir guddoominayey Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi, kuna wehelinaayey Madaxweyne ku...
Thursday, April 1, 2021
-
Hay’adda Shaqaalaha Dowladda oo Imtixaano Ka Qaaday Shaqaalaha Aan Rasmiga Ahayn Ee Gobolada Maroodi-Jeex, Awdal iyo Togdheer
Hay’adda Shaqaalaha Dawladda Somaliland ayaa maanta Imtixaan ka qaaday shaqaale dhan 736, ka mid ah hormada koobaad ee shaqaalaha aan rasmiga ahayn ee gobolka Maroodi-jeex.
Guddoomiyaha Hay’adda Shaqaalaha Dawladda Farxaa...
Thursday, April 1, 2021
-
Xaaladda Somaliland Ay Marayso Maanta? By: Mubaarik Bidhi
Dawladi waa tii dhaqaalaha fur-furta, isla markaana suuqa ganacsiga xortga ah dhiir gelisa. Hase yeeshee, maanta dhaq-dhaqaaqii ganacsigu wuu taagan yahay oo dad gaar ah ayaa loo xidhay ganacsigii.
Tusaale ahaan diyaar...
Thursday, April 1, 2021
-
Madaxweyne Biixi oo Xilkii Ka Qaaday Maareeyihii Hay’adda Madaarrada
Madaxweynaha Somaliland Muuse Biixi Cabdi ayaa soo saaray Wareegto uu xilkii kaga qaaday Maareeyihii Hay’adda Madaarrada dalka Cabdi Maxamed Rodol, waxa kaloo uu Hay’adaasi u magacaabay maareeye cus...
Wednesday, March 31, 2021
-
Suldaan Ku Baaqay In Laga Digtoonado Faafitaanka Xanuunka Covid-19
Suldaanka guud ee Beelaha Subeer Awal, Suldaan Xasan Suldaan Cabdilaahi Suldaan Cabdiraxmaan, ayaa ka hadlay xanuunka Covid-19, waxaanu guud ahaan Shacabka reer Somaliland ku booriyey inay taxadir iyo feejignaan...
Wednesday, March 31, 2021
-
Booliska Kenya oo Digniin Ka Soo Saaray Nin Looga Shakisan Yahay Al-Shabaab oo Qorsheynaya Weerar Duulimaad
Booliska magaalada Nairobi ee dalka Kenya ayaa soo saaray digniin ku aadan Nin looga shakisan yahay inuu ka tirsan yahay Al-Shabaab oo ay baadi goobayaan booliska la dagaalanka argagixisadu.
Rashid Mwalimu, oo ...
Wednesday, March 31, 2021
-
Madaxweyne Ku Xigeenka Somaliland oo Shaaciyay Inuu Ka Bogsaday Covid-19
Madaxweyne ku xigeenka Somaliland Cabdiraxmaan Cabdillaahi Ismaaciil (Saylici), ahna Guddoomiyaha Guddiga la dagaalanka Xanuunka Covid_19, ayaa sheegay inuu ka bogsaday Xanuunkaasi oo laga helay muddo Laba Toddo...
Wednesday, March 31, 2021
-
Shirka Dhalinyarada Soomaalida Ee Tiknooloojiyadda oo Ka Furmay Jigjiga
Magaalada Jigjiga waxaa maanta ka furmay shir lagaga hadlayay horumarka casriga technology-ga, fursadaha ka bannaan, hal-abuurka iyo qaabka ay dhalinyardu uga faaiideysan karaan.
Shirkani ayaa waxaa kasoo qeyb-...
Wednesday, March 31, 2021
« Previous Page — Next Page »
|
Wararka
|