Qarax Ismiidaamin Ah oo Ka Dhacay Magaalada Muqdisho
Ugu yaraan lix qof ayaa ku dhimatay afar kalana way ku dhaawacantay weerar isqarxin ah oo ka dhacay mukhaayad ku taalla magaalada Muqdisho caawa fiidkii.
Qaraxa ayaa ka dhacay mukhaayad shaaha lagu cabbo o...
Saturday, April 3, 2021
Hargaysa: Murashaxiin Baaq U Diray Komishanka Doorashooyinka
Murashaxiinta C/naasir Qodax, iyo Fadxi Jaamac Baaruud, ayaa maanta kormeer ku soo maray qaar ka mida goobaha ay ka socoto qaadashadda kaadhka codbixinta oo ka tirsan caasimadda Hargaysa.
Iyadoo maalintii sadde...
48 Qof Oo ku Dhintay Shil Tareen oo Dhacay Waddanka Taiwan
Ugu yaraan 48 qof ayaa ku geeriyooday boqolaal kalena waa ku dhaawacmeen kaddib shil Tareen oo ka dhacay wadanka Taiwan, sida ay xaqiijiyeen masuuliyiinta dowladda dalkaas.
Tareenkan oo ka koobnaa sadeed qeyboo...
Friday, April 2, 2021
Somaliland: 41 Shaqaale Dawladeed ah Oo Tababar Loo Soo Xidhay
Machadka tababarka shaqaalaha dawladda ee Somaliland ayaa 41 ka mida shaqaalaha dawladda waxay u soo gebagabeeyeen tababar la xidhiidha maamulka xafiisyadda iyo istcimaalka tignoolajiyadda IT-ga.
Xubnahaas...
Friday, April 2, 2021
Maxaa Hor Taagan Dhaqan galka Heshiiskii Somaliland iyo Kenya?
15-kii bishii December ee sanadkii tegay ee 2020-ka, dawladaha Somaliland iyo Kenya waxay wada gaadheen heshiis dhawr qodob ka koobnaa.
Kadib markii madaxweynaha Somaliland Muuse Biixi Cabdi, iyo wefti uu hogaa...
Friday, April 2, 2021
Gaalkacayo: Saddex Qof Oo Ku Geeriyooday Bulaacad Ay Biyo Ka Buuxeen
Saddex qof ayaa ku geeriyooday magaaladda Gaalkacayo ee xarunta gobolka Mudug kadib markii ay ku duntay Bulaacad ama Suulli la qodayay.
Dhacdadaasi ayaa ka bilaabantay kadib markii nin qodayay god loogu tallo...