Warbixin Ku Saabsan Xeerka Macdan Qodista Somaliland
Xeerka macdan qodista Somaliland oo ay hore cod ugu qaadeen golaha Wakiiladu ayaa mar labaad lagu soo celiyay golaha kadib markii ay wax ka bedel iyo qiimayn lagu soo sameeyay.
Waxaana xeerkaasi gacanta ku hayay g...