Masar oo Fursaddii Ugu Dambeysay Siisay Ethiopia
Kulanka ugu dambeeya ee u dhaxeeya Masar, Sudan iyo Ethiopia ee la xidhiidha biyo xidheenka ay Ethiopia ka sameyneyso webiga Nile waa fursaddii ugu dambeysay ee heshiis lagu gaadhi karo kahor inta ayna Ethiopia ...
Monday, April 5, 2021
Wefti Culus oo Ka Socda Dalka Zambia oo Somaliland Soo Gaadhay
Wefti balaadhan oo ka socda dalka Zambia ayaa maanta soo gaadhay caasimadda Somliland ee Hargeysa.
Weftigan ayaa waxaa hoggaaminayay Wasiirka Caddaaladda dalka Zambia Gavin Lubinda.
Ku-simaha Wasiirka Arrimaha Dibadda Soma...