HomeWararkaBoorama:Xafiiska Haayadda dhawrista Tayadda Oo Xadhiga laga Jaray Wararka Boorama:Xafiiska Haayadda dhawrista Tayadda Oo Xadhiga laga Jaray By admin October 2, 2021 0 19 Share FacebookXPinterestWhatsApp     Badhasaabka gobolka Awdal oo uu wehelinayo guddoomiyaha haayadda dhawrista tayadda Somaliland ayaa maanta xadhiga ka jaray xafiiska ay haayadaasi ku yeelanayso magaalada Boorama. DAAWO WARKAASI: Share FacebookXPinterestWhatsApp Previous articleLaascaanood: Booliska Oo Magaaladda Ka ururiyay Dadka Ka Soo jeeda K.Soomaaliya By admin – October 2, 2021045 Laascaanood (HP): Waxaa labadii maalmood ee u danbeeyay ka soconaya magaaladda Laascaanood hawl gallo ay ciidamadda amaanku ku ururinayaan dadka ka soo jeeda koonfurts Soomaaliya. Hawl galadaasi ayay ciidamadda boolisku ku beegsanayaan dadka aan u dhalan Somaliland ee ka soo jeedda koonfurta Sooomaaliya. Kuwaasoo u badan ganacsato ayaa la sheegay in ciidamadu ay suuqyadii ay ku ganacsanayeen ay ka ururiyeen, kadibna ay geeyeen meel xerro ah. Halkaasoo la isugu keenay ku dhawaad boqol qof oo ah dad aan u dhalan Somaliland ee ka soo jeedda koonfurta Soomaaliya. Waxaanay wararku sheegayaan in xataa qaar ka mid ahaa ganacsatadaasi in meheradahoodii albaabadda la isugu dhuftay, isla markaana laga kexeeyay. Sababta keentay in magaaladda Laascaanood ayaa lagu tilmaamay mid la xidhiidha tallaabo wax lagaga qabanayo amaanka magaaladaasi. Iyadoo ay mudooyinkan danbe magaaladda Laascaanood ka dhaceen dilal loo gaystay xildhibaano ka tirsan golaha deegaanka Laascaanood iyo masuuliyiin kale oo xukuumadda Somaliland ka tirsan. Dilalkaasi kala danbeeyay ee Laascaanood ka dhacay ayaan ilaa hadda cid loo qabanin, inkastoo ay booliska iyo maamulka gobolka Sool ba sheegaan in baadhitaan la waddo. Hase yeeshee kadib markii ay adkaatay in wax raad ah loo hello cidii ka danbaysay dilalkaasi ayaa ciidamadda amaanku ay tallaabadani qaadeen. Talaabadani ayaa lagu tilmaamay mid la xidhiidha si amniga wax looga qabto, isla markaana loo xaqiijiyo sugnaantiisa ayay ciidamadda amaanku qaadeen. Dadkan laga ururiyay magaaladda Laascaanood oo meel xerro ah la isugu geeyay ayaa la sheegay in maalmaha soo socda loo tarxiilo dhinacaasi iyo koonfurta Soomaaliya. Geesta kale hawl galadani Laascaanood lagaga raafayo dadka ka soo jeeda koonfurta Soomaaliya ayaa ku soo beegmaya xili ay magaaladaasi ku sugan yihiin wefti wasiirro iyo masuuliyiin ka tirsan xukuumadda Somaliland. Weftigaasi oo uu hogaaminayo wasiirka arrimaha gudaha Maxamed Kaahin Axmed, oo muddo saddex maalmood ah ku sugan Laasaacnood ayaa kulamo la qaatay qaybaha kala duwan ee bulshadda. Dhinaca kale ma jiro wax war ah oo uu maamulka gobolka Sool iyo haayadaha amaanku kaga hadleen tallaabadani lagu raafayo dadka aan u dhalan Somaliland ee ku nool Laascaanood.Next articleGuddoomiyaha SOLJA Oo Shaaciyay Bilawga Tartanka Cawke Aword adminhttps://haldoornews.com RELATED ARTICLES Wararka Ictiraafku Wuu Sii Xogaysanaya,inaan Dawlada Ilashano April 3, 2026 Wararka Dagaal Dambe Yuu Dhicin ,ciise Iyo Samaroonow Caqligu Ha Shaqeeyo” April 3, 2026 Wararka Samaroon Iyo Ciise Waa Dad Ilaah Qudha Wada Caabuda,waar Ha La Daweeyo Oo Qabta Kii Qaldan April 3, 2026 LEAVE A REPLY Cancel reply Comment: Please enter your comment! Name:* Please enter your name here Email:* You have entered an incorrect email address! Please enter your email address here Website: Save my name, email, and website in this browser for the next time I comment. - Advertisment - Most Popular Ictiraafku Wuu Sii Xogaysanaya,inaan Dawlada Ilashano April 3, 2026 Dagaal Dambe Yuu Dhicin ,ciise Iyo Samaroonow Caqligu Ha Shaqeeyo” April 3, 2026 Samaroon Iyo Ciise Waa Dad Ilaah Qudha Wada Caabuda,waar Ha La Daweeyo Oo Qabta Kii Qaldan April 3, 2026 Wax Cabatina Ma Wadno,qaranimada Wax Ak Hor Imanaya Baraha Bulshada Ha Ku Qorina” Gudomiye Ramaax April 3, 2026 Load more Recent Comments A WordPress Commenter on Hello world! bne_lite on Journey Through the World, One Memory at a Time bne_lite on Journey Through the World, One Memory at a Time
    Badhasaabka gobolka Awdal oo uu wehelinayo guddoomiyaha haayadda dhawrista tayadda Somaliland ayaa maanta xadhiga ka jaray xafiiska ay haayadaasi ku yeelanayso magaalada Boorama. DAAWO WARKAASI: