HomeWararkaBoodadheere Ilaa Buuhoodle Illaa Degmada Ceelafweyn Waxaa Laga Raadiya Geela Lumaye 0

Boodadheere Ilaa Buuhoodle Illaa Degmada Ceelafweyn Waxaa Laga Raadiya Geela Lumaye 0

Boodadheere Oo Ka Tirsan Killidhka Soomaalida Ilaa Buuhoodle Illaa Degmada Ceelafweyn Bulshada Ku Dhaqan Waxaa Si Xushmad Leh Looga Codsanayaa Inay Nala Raadiyaan Geela Sumadaa Leh Iyo Sumado kale Laakiin Ka Siman Sumadan Idiin Muuqata Hada Ee M Iyo O , Geelaas Oo Labaataneeyo Ah (20) Inaad Nala Raadisaan Oo Ku Soo Hagaajisaan Lambaradan Hoos Ku Qoran ,
Waxaana Uu Maqan Yahay Geelani Todobaad Ilaa Bill
Fadlan Nala Share garee Si Uu Meel Fog U Gaadho Baafitani Mahadsanidiin

Mustafe Abdi Godane 0634438112
Maxamuud 063 4437605
Faysal Xariir Dhinbiil +251915051144 Ethiopia
Bulshotv – apps on google play – https://bit.ly/3gKGW4z
Follow bulsho television 24 hours news update channel
https://www.facebook.com/BulshoNewsTv
https://twitter.com/bulshotvnews
visit latest news Blogger https://tvbulsho.blogspot.com

All right reserved Bulsho tv news on youTube subscribe: https://bit.ly/3d2Q7Ls

RELATED ARTICLES

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

- Advertisment -
Google search engine

Most Popular

Recent Comments