admin

admin

Shirkii Golaha Wasiirada Jsl Oo Laga Soo Saaray Go,aamo La Xidhiidha Mushkiladaha Dhulka Iyo Isticmaalka Baraha Bulshada!

Fadhigii 81aad ee Golaha Wasiirrada Jamhuuriyadda Sonmaliland oo ku qabsoomay habka Maqalka iyo muuqaalka ah (Video Conference) oo uu shir-guddoominayey…

Xildhibaan Barkhad Batuun Oo Dhagax Dhigay Xanaano Laga Dhisayo Xaafada Daami, Looguna Magacdaray Xaliimo British

Xildhibaan barkhad batuun iyo waxgaradka xaafada daami oo uu weheliyo maayar kuxigeenka caasimada hargaysa ayaa saaka dhagax dhigay xanaano ay…

Wasiirka Macdanta Iyo Tamarta Jsl Oo Qaabiley Masuuliyiin Ka Socda Shirkada R.T.I Oo Dalka Ka Fulinaysa Mashruuc Laydhka Tamarta ah.

Wasiirka Wasaarrada Macdanta iyo Tamarta Jamhuuriyadda Somaliland Md. Cabdilaahi Faarax Cabdi oo ay weheliyaan Agaasimaha guud ee Wasaaradda Macdanta iyo…

Soomalida Ingiriiska Oo La Kulmay Nacayb Iyo Xadgudubyo Kadib Xildhibaankii Lagu Dilay London

Soomaalida ku nool Ingiriiska ayaa helay hanjabaadyo dil ah ka- dib markii xildhibaan dhawaan lagu dilay London loo xidhay nin…

FALANQAYNA BUUGA GEEDIGII CABDIQAYS

Hal kale,mid kale,iyo dhigaal qiimo leh, ayaan ku nasiyey indhahayga maalmahan,wuu i cajab geliyey,iguna abuuray xiise fog oon islahaa beryahaa…

War-bixin Ka Digtay In Dawladda Shiinuhu Soomaaliya Ku Qasabto Inay Qaaddo Tallaabo Lid Ku Ah Somaliland, Si Loo Carqaladeeyo Xidhiidhka Taiwan!

-Todobaadkii hore Warbaahinta Shiinaha, ayaa baahisay War ay ku sheegayso in Dawladda Taiwan jid khaldan u marayso inay sii xoojiso…

Golaha Guurtida Faransiiska Oo Ka Hadlay Kulan Dhexmaray Safiirka Somaliland!

Safiirka Somaliland ee Faransiiska Md Cali Ismaaciil Xasan ayaa ku martiqaaday Guddiga Saaxiibtinimada Geeska Afrika ee Golaha Guritda Faransiiska inay…

Wiil Soomaali Ah Oo Loo Doortay Golaha Deegaanka Magaalada Torino

Wiil  dhalinyaro oo lagu magacaabo Cabdillaahi Axmed Macalin oo ah Soomaali ayaa loo doortay Golaha deegaanka magaalada Torino ee dalka…